HomeWararPuntland oo soo Bandhigtay Rag loo qabtay dilka Nin Ganacsade ahaa

Puntland oo soo Bandhigtay Rag loo qabtay dilka Nin Ganacsade ahaa

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Taliska Booliska Puntland ayaa Maanta Magaalada Boosaaso waxa ay kusoo bandhigeen Afar Nin oo lagu eedeeyay dil habeen ka hor Magalada Boosaaso loogu geystay Nin Ganacsade ahaa oo lagu Magacaabi jiray Salaad Cabdi Cukaasha. Raggaan lasoo bandhigay oo gaaraya afarta ayaa sidoo kale waxaa Boolisku ay so bandhigeen hub iyo taleefoonada Gacanta oo ay saraakiishu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliska Booliska Puntland ayaa Maanta Magaalada Boosaaso waxa ay kusoo bandhigeen Afar Nin oo lagu eedeeyay dil habeen ka hor Magalada Boosaaso loogu geystay Nin Ganacsade ahaa oo lagu Magacaabi jiray Salaad Cabdi Cukaasha.

Raggaan lasoo bandhigay oo gaaraya afarta ayaa sidoo kale waxaa Boolisku ay so bandhigeen hub iyo taleefoonada Gacanta oo ay saraakiishu sheegeen inay wateen markii la soo qabanayay.

- Advertisement -

Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland Janeraal Muxudiin Axmed Muuse ayaa sheegay in uu u mahad celinayo Ciidamadii ku guuleystay inay soo qabtaan raggaas,isla markaana cadaalada lahor-geyn doono.

Si kastaba Magalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa tan iyo markii la dilay maareyihii dekedda Boosaaso ee shirkadda PO & Ports,Paul Anthony Formosa waxaa todobaadyadii la soo dhaafay ka socday howlgallo ay wadan ciidamada Booliska Puntland.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts