HomeWararMareykanka oo sheegay in uu duqeyn ku dilay Xubno ka tirsan Al-Shabaab

Mareykanka oo sheegay in uu duqeyn ku dilay Xubno ka tirsan Al-Shabaab

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

War qoraal ah oo kasoo baxay Taliska Mareykanka ee Qaarada Afrika oo loo yaqaano (Africom) ayaa waxaa lagu shaaciyay in duqeyn ka dhacday deegaano ka tirsan Gobolka Shabeellaha hoose ay ku dileen Xubno ka tirsan Al-Shabaab. Mareykanka ayaa shaaciyay in 19 Bishan laba duqeyn oo dhinaca cirka ah uu  ka fuliyay deegaanka Baladul Amiin ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

War qoraal ah oo kasoo baxay Taliska Mareykanka ee Qaarada Afrika oo loo yaqaano (Africom) ayaa waxaa lagu shaaciyay in duqeyn ka dhacday deegaano ka tirsan Gobolka Shabeellaha hoose ay ku dileen Xubno ka tirsan Al-Shabaab.

Mareykanka ayaa shaaciyay in 19 Bishan laba duqeyn oo dhinaca cirka ah uu  ka fuliyay deegaanka Baladul Amiin ee Gobalka Shabeelaha hoose,halkaas oo ay ku sugan yihiib Xubno ka tirsan Al-Shabaab,isla markaana ay ku dileen 11 Xubnood.

- Advertisement -

Sidoo kale waxa ay cadeeyeen mareykanka  in wax khasaaro ah duqeyntaas aysan  kasoo gaarin dad rayid ah.

Sidoo kale Warka kasoo baxay Taliska Mareykanka ee Qaarada Afrika oo loo yaqaano(Africom) ayaa lagu sheegay in deegaanka Baladul Amiin oo 40km waqooyi kaga beegan Magalada Muqdisho ay Al-Shabaab ku qorsheeyaan weerarada ay ka fuliyan Magalada Muqdisho.

Taageerada uu siiyo Ciidamada Dowladda Federaalka ayuu sheegay Mareykanka in uu siiwadi doono si loo wiiqo awooda Al-Shabaab oo dagaal kula jira dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM.

- Advertisement -

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts