HomeWararAl-Shabaab oo ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Kooxda Daacish

Al-Shabaab oo ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Kooxda Daacish

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Al-Shabaab ayaa war kasoo baxay waxaa lagu shaaciyay inay bilaabayaan  dagaal Cusub oo ay la galayaan dagaalamayaasha Daacish qeybtooda ka howlgasha dalka Soomaaliya. War-Saxaafadeed kasoo baxay hoggaanka Sare ee Al-Shabaab,isla markaana uu Warbaahinta u akhriyay  Afhayeenka Guud ee Al-Shabaab Cali Dheere ayaa waxaa lagu sheegay n Daacish doonayaan inay khilaaf ka dhex abuuraan Gudaha Al-Shabaab. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Al-Shabaab ayaa war kasoo baxay waxaa lagu shaaciyay inay bilaabayaan  dagaal Cusub oo ay la galayaan dagaalamayaasha Daacish qeybtooda ka howlgasha dalka Soomaaliya.

War-Saxaafadeed kasoo baxay hoggaanka Sare ee Al-Shabaab,isla markaana uu Warbaahinta u akhriyay  Afhayeenka Guud ee Al-Shabaab Cali Dheere ayaa waxaa lagu sheegay n Daacish doonayaan inay khilaaf ka dhex abuuraan Gudaha Al-Shabaab.

- Advertisement -

Al-Shabaab  Daacish ayaa waxa ay ka mid yihiin  kooxaha kasoo horjeeda dowladda federaalka,hayeeshee haatan ay u muuqataa inay dagaal dhankooda ah uu bilaawday.

Sidoo kale Al-Shabaab ayaa waxa ay sheegeen in Kooxda Daacish ay bilaawday inay gaaleeysiiyaan dad Muslimiinta ah,isla markaana ay baneysteen dhiigooda waa sida ay hadalka u dhigeene.

Ugu dambeyn waxaa Warka kasoo baxay Al-Shabaab lagu sheegay in dhowr jeer ay indhaha ka laabteen dhibaatooyinka Kooxda Daacish,balse taasi ay haatan dhamaatay,waxaana ay ku dhawaaqeen dagaal ka dhan ah Kooxda Daacish.

- Advertisement -

Kooxda Daacish ayaa inta badan ku xoogan Gobolka Bari ee deegaanada Puntland,waxaana war shalay kasoo baxay Xukumadda Soomaaliya lagu sheegay in Daacish ay soo galeen gobolo badan oo ka mid ah Soomaaliya.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts