HomeMaqalDhageyso:-Hay’adaha Amniga G/Hiiraan oo ka jawaabay Cabasho ka timid Wariyeyaasha Baladweyne

Dhageyso:-Hay’adaha Amniga G/Hiiraan oo ka jawaabay Cabasho ka timid Wariyeyaasha Baladweyne

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Shalay waxaa cabasho ballaaran ay kasoo yeertay qaar ka mid ah wariyeyaasha Magalada Baladweyne taas oo ku aadan in laga celiyay goob lagu xusayay 75 Sano-guuradii kasoo wareegtay Aas-aaska Ciidanka booliska Soomaaliyeed. Laamaha amniga Gobolka Hiiraan ayaa ka jawaabay cabashadaas,iyaga oo sheegay in aan waxba ka jirin warka kasoo yeeray qaar ka mid ah Wariyeyaasha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Shalay waxaa cabasho ballaaran ay kasoo yeertay qaar ka mid ah wariyeyaasha Magalada Baladweyne taas oo ku aadan in laga celiyay goob lagu xusayay 75 Sano-guuradii kasoo wareegtay Aas-aaska Ciidanka booliska Soomaaliyeed.

Laamaha amniga Gobolka Hiiraan ayaa ka jawaabay cabashadaas,iyaga oo sheegay in aan waxba ka jirin warka kasoo yeeray qaar ka mid ah Wariyeyaasha Magalada Baladweyne.

- Advertisement -

Taliyaha Ciidamada xasilinta ee Magalada Baladweyne Dhame Carab Nuur  oo la hadlay Dalsan ayaa sheegay inaysan jirin cid laga celiyay munaasabadii shalay ee Magalada Baladweyne.

Waxa uu sheegay in Wariyeyaasha ka howlgalla Baladweyne ay yihiin kuwo kooban oo badi la wada garanayo,isla markaana dhammaan wariyeyaasha ka socday Idaacadaha iyo Tv-yada ay munaasabadaas ka qeyb galeen.

Wariyeyaasha Magalada Baladweyne ayuu sheegay in Maamulka ay tixgelin weyn ka heestaan,sidaas daraadeedna aysan jirin cid caburin lagu haayo.

- Advertisement -

Dhageyso Codka Taliyaha Ciidamada xasilinta ee Magalada Baladweyne Dhame Carab Nuur.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts