HomeWararSawirro:-Khilaafkii Guddoonka Golaha Shacabka oo xal laga gaaray

Sawirro:-Khilaafkii Guddoonka Golaha Shacabka oo xal laga gaaray

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Saacadihii la soo dhaafay waxa socday kulamo xal loogu raadinayay khilaafka Guddoonka Golaha Shacabka,kaas oo sababay in ay hakadaaan Shaqooyinkii Golaha Shacabka. Kulamada oo ahaa kuwa xiriir ah ayaa Saxaafadu banaan joog ka aheyd,hayeeshee Xubno ka mid ah guddiga xalinta khilaafaadka oo iskood isku-xilqaamay ayaa waxa ay shaaciyeen in la xaliyay khilaafkii. Gudoomiyaha Guddiga xalinta […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Saacadihii la soo dhaafay waxa socday kulamo xal loogu raadinayay khilaafka Guddoonka Golaha Shacabka,kaas oo sababay in ay hakadaaan Shaqooyinkii Golaha Shacabka.

Kulamada oo ahaa kuwa xiriir ah ayaa Saxaafadu banaan joog ka aheyd,hayeeshee Xubno ka mid ah guddiga xalinta khilaafaadka oo iskood isku-xilqaamay ayaa waxa ay shaaciyeen in la xaliyay khilaafkii.

- Advertisement -

Gudoomiyaha Guddiga xalinta khilaafkan Xildhibaan  Abdirashid Mohamed Xidig ayaa sheegay in Xildhibaanada Golaha Shacabka uu ku wargelinayo in xal iyo is afgarad ka gaareen wixii khilaaf ahaa ee soo kala dhex galay Guddoonka Golaha.

Waxa uu Xildhibaanka Shacabka Soomaaliyeed ka dalbaday inay gacan ka geystaan kala aragti duwanaanshaha mar walba soo kala dhex gala Guddoonka Golaha Shacabka.

Khilaafka Guddoonka Golaha Shacbaka ayaa kasoo bilaawday kadib markii Guddiga Maaliyadda Golaha Shacabka uu kala diray Guddoomiye kuxigeenka 1aad ee Golaha Shacabka Cabduweli Muudeey halka Guddoomiyaha Golaha oo taasi qaadacay.

- Advertisement -

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts