HomeMaqalDhageyso:-Maxaa ka jira in Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya uu is casilay?

Dhageyso:-Maxaa ka jira in Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya uu is casilay?

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Saacadihii la soo dhaafay ayaa waxaa Baraha Bulshada lagu faafinayay warar sheegaya in uu is casilay wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya Xasan Cali Maxamed(Amar dambe),hayeeshee uu beeniyay. Wasiirka ayaa goordhow been abuur ku tilmaamay wararka lagu faafiyay Baraha Bulshada ah ee in uu iska casilay xilka Wasiirka Gaashaandhigga. Waxa uu sheegay in uusan is casili doonin,waxaana dadka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Saacadihii la soo dhaafay ayaa waxaa Baraha Bulshada lagu faafinayay warar sheegaya in uu is casilay wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya Xasan Cali Maxamed(Amar dambe),hayeeshee uu beeniyay.

Wasiirka ayaa goordhow been abuur ku tilmaamay wararka lagu faafiyay Baraha Bulshada ah ee in uu iska casilay xilka Wasiirka Gaashaandhigga.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay in uusan is casili doonin,waxaana dadka Soomaaliyeed uu ugu baaqay inaysan qaadan wararka kahor imaanaya horumarka dalka ee Baraha Bulshada lagu faafinayo.

Maanta ayaa waxaa Baraha Bulshada lagu faafinayay inay si casili doonaan Wasiirada Howlaha Guud iyo Gaashaandhigga,balse uu is casilay wasiirka Howlaha Guud halka wasiirka Gaashaandhigga uu beeniyay in uu is casilay.

Dhageyso Codka Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts