HomeMaqalDhageyso:-Mid ka mid ah Golaha Wasiirada Soomaaliya oo is casilay

Dhageyso:-Mid ka mid ah Golaha Wasiirada Soomaaliya oo is casilay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Wasiirka Howlaha guud iyo Guriyeynta  ee Xukuumadda Soomaaliya Cabdi fitaax Ibraahim Geeseey ayaa Goordhow ku dhawaaqay in uu iska casilay xilkaas. Shir Jaraa’id uu ku qabtay Magalada Muqdisho ayaa waxa uu ku sheegay in dowladda uu ka tirsan yahay aysan jirin meel lagu go’aamiyay in la farageliypo Maamulada dalka ka jira gaar ahaan Maamulka Koonfur […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Howlaha guud iyo Guriyeynta  ee Xukuumadda Soomaaliya Cabdi fitaax Ibraahim Geeseey ayaa Goordhow ku dhawaaqay in uu iska casilay xilkaas.

Shir Jaraa’id uu ku qabtay Magalada Muqdisho ayaa waxa uu ku sheegay in dowladda uu ka tirsan yahay aysan jirin meel lagu go’aamiyay in la farageliypo Maamulada dalka ka jira gaar ahaan Maamulka Koonfur Galbeed.

- Advertisement -

In aysan jirin meel lagu go’aamiyay in doorashada laga reebo lana soo xiro Muwaadin Koonfur Galbeed u dhashay oo ah Muqtaar Roobow.

In dowladda Federaalka Soomaaliya ay diiday inay wadatasho arrimahaas kala tashato Mas’uuliyiinta,xildhibaanada iyo wasiirada Aayaha iyo Danaha dadka Reer Koonfur Galbeed lana hareer maray Dastuurka dalka.

Ugu dambeyn Odayaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed ayuu ugu baaqay inay ka Shaqeeyaan Nabada,isla markaana adkeeyaan,waxaana Cabdi Fitaax Geeseey uu ka mid yahay Xildhibaanada Golaha Shacbaka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts