HomeWararDEG DEG:-Dagaal culus oo ka socda deegaano ka tirsan gobolka Hiiraan

DEG DEG:-Dagaal culus oo ka socda deegaano ka tirsan gobolka Hiiraan

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Wararka naga soo gaaraya Gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in Goordhow degaano ka tirsan Gobolkaas uu dagaal xoogan ka bilaawday. Dagaalka ayaa u dhaxeeya Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda iyo Al-Shabaab,waxaana uu ka socdaa inta u dhaxeysa Magalada Baladweyne iyo degmada Maxaas. Dagaalka ayaa yimid kadib markii Ciidamo ka tirsan kuwa dowlada oo ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya Gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in Goordhow degaano ka tirsan Gobolkaas uu dagaal xoogan ka bilaawday.

Dagaalka ayaa u dhaxeeya Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda iyo Al-Shabaab,waxaana uu ka socdaa inta u dhaxeysa Magalada Baladweyne iyo degmada Maxaas.

- Advertisement -

Dagaalka ayaa yimid kadib markii Ciidamo ka tirsan kuwa dowlada oo ka baxay Baladweyne ay wadada u galeen Al-Shabaab,waxaana lagu soo waramayaa in u socdo dagaal u dhaxeeya labada dhinac.

Khasaaro labada dhinac ah ayaa la soo sheegayaa in uu ka dhashay dagaalkaas,wallow aan weli sirasmi ah aan loo xaqiijin Karin.

Saraakiil ka tirsan Ciidamada xoogga dalka oo aan la xiriirnay ayaa waxa ay sheegeen inaysan xilligaan wax faah faahin  ah ka bixin Karin dagaalkaas.

- Advertisement -

Wararka kusoo kordha kala socda Radiodalsan.com

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts