HomeWararMaamule Iskuul oo lagu dilay degmada Afgooye

Maamule Iskuul oo lagu dilay degmada Afgooye

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Kooxo hubeysan ayaa lagu soo waramayaa in degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose ku dileen Macalin Maamule ka ahaa Iskuulka Daarul-Amal oo mid ka mid ah Iskuulada ku yaalla degmadaas Maamulaha la dilay ayaa waxaa lagu Magacaabi jiray Cumar Mahad Cabdi,waxaana Goobjoogayaal ay sheegeen in loogu tegay laguna dilay goobtiisa Shaqada ee xafiiskiisa xilli ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kooxo hubeysan ayaa lagu soo waramayaa in degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose ku dileen Macalin Maamule ka ahaa Iskuulka Daarul-Amal oo mid ka mid ah Iskuulada ku yaalla degmadaas

Maamulaha la dilay ayaa waxaa lagu Magacaabi jiray Cumar Mahad Cabdi,waxaana Goobjoogayaal ay sheegeen in loogu tegay laguna dilay goobtiisa Shaqada ee xafiiskiisa xilli ay ardaydu Casharada qaadanayeen.

- Advertisement -

Dad ku sugan Afgooye ayaa u sheegay Radio Dalsan in dadkii ka dambeeyay dilkaas ay goobta ka baxsadeen,hayeeshee ardaydii iskuulka ay kala carareen,iyaga oo ka naxay dilka Maamulihii Iskuulkooda.

Lama oga sababta ka dambeysa dilka Maamulaha iyo cida dishay,hayeeshee waxa uu ku soo aadayaa xilli xalay Xaafada Coca Cola ee degmada Yaaqshiid lagu dilay Macalin Maamule ka ahaa Iskuul ku yaalla Xaafadaas.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts