HomeWararDad ay Soomaali ku jiraan oo lagu Maxkamadeynayo dalka Mosaambiik

Dad ay Soomaali ku jiraan oo lagu Maxkamadeynayo dalka Mosaambiik

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

189 Qof oo looga shakiyay inay ka tirsan yihiin Kooxo Islaamiyiin mayalka adag ayay Maxkamad ugu billaabaneysaa Maalinta Arbacada Dalka Musambiik, sida ay daabacday Wakaaladda Wararka ee AFP. Maxkamadda ayaa ugu billaabaneysa eedeysanayaashan Khaymad ku taalla Xabsigii ay ku jireen dhexdiisa, iyadoo xubnahani lagu soo eedeeyay inay ku lug lahaayeen weerarro ka dhan ah Ciidanka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

189 Qof oo looga shakiyay inay ka tirsan yihiin Kooxo Islaamiyiin mayalka adag ayay Maxkamad ugu billaabaneysaa Maalinta Arbacada Dalka Musambiik, sida ay daabacday Wakaaladda Wararka ee AFP.

Maxkamadda ayaa ugu billaabaneysa eedeysanayaashan Khaymad ku taalla Xabsigii ay ku jireen dhexdiisa, iyadoo xubnahani lagu soo eedeeyay inay ku lug lahaayeen weerarro ka dhan ah Ciidanka Boliiska iyo Dad Rayid ah oo ka dhacay Gobolka Cabo Delgado.

- Advertisement -

Eedeysanyaashan ayaa ka soo kala jeeda Waddamada, Mosambiik, Tanzaniya, Congo, Soomaaliya iyo Burundi, waxaana ka mid ah 189-ka Qof ee ay Maxkamaddu ugu billaabatay Dalka Mosambiik 42 Haween ah.
Waxaa lagu eedeeyay Dadkan dambiyo ay ka mid yihiin dilka, isticmaalka Hubka la mamnuucay, falal ka dhan ah amniga Qaranka iyo qal-qal gelinta Dad weynaha.

Sanad ka hor ayay ahayd markii ay Kooxo ku Hubeysan Garnaylo iyo Mindiyo ku dileen gudaha Dalka Mosambiik in ka badan 50 Qof, kuwaasoo oo ku doodaya inay Shareecada Islaamka ka hirgelinayaan degaannada ay Muslimiintu ku badan yihiin ee Dalkaasi.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts