HomeMaqalDhageyso:-Khasaaraha ka dhashay qarax ka dhacay Magalada Muqdisho

Dhageyso:-Khasaaraha ka dhashay qarax ka dhacay Magalada Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Qaraxaan oo ahaa miinada nooca dhulka lagu aaso ayaa waxaa lala eegtay Kolonyo ka tirsan Ciidamada AMISOM oo marayaya agagaarka Warshadii hore ee baastada ee degmada Yaaqshiid. Qaraxa kadib ayaa waxaa ay ciidamadu fureen rasaas farabadan,waxana la sheegay in khasaaro ah ka dhalan qaraxa iyo rasaasta ay Ciidamadu fureen. Inta badan Wadada Warshadaha ayaa Ciidamada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Qaraxaan oo ahaa miinada nooca dhulka lagu aaso ayaa waxaa lala eegtay Kolonyo ka tirsan Ciidamada AMISOM oo marayaya agagaarka Warshadii hore ee baastada ee degmada Yaaqshiid.
Qaraxa kadib ayaa waxaa ay ciidamadu fureen rasaas farabadan,waxana la sheegay in khasaaro ah ka dhalan qaraxa iyo rasaasta ay Ciidamadu fureen.

Inta badan Wadada Warshadaha ayaa Ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM markii ay marayaan waxaa lala eegtaa qarax miino,iyaga oo ku jawaaba rasaas farabadan.

- Advertisement -

Ciidamo ka tirsan kuwa Maamulka degmada Yaaqshiid ayaa gaaray halka uu qaraxa ka day,iyaga oo mudo daqiiqado ah xiray isku-socodka dadka iyo gaadiidka inta u dhaxeysa Isgoyska Ex-koontorool Balcad iyo Ceymiska.

Dhageyso Wariye Madax banaan Maxamed Soomaali oo aan ka wareysanay qaraxaas.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts