HomeMaqalDhageyso:-Taliyaha xoogga oo sheegay inay ka hor tagayaan dad ka Ganacsatada tuutaha...

Dhageyso:-Taliyaha xoogga oo sheegay inay ka hor tagayaan dad ka Ganacsatada tuutaha Ciidanka

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Janeraal Daahir Aadan Cilmi(Indha-Qarshe) Taliyaha Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ayaa ka hadlay tuutaha Ciidanka dowladda oo mararka qaar la arko dad ka Ganacsanaya. Waxa uu sheegay inay arrintaasi jirto,isla markaana ay ogyihiin,Nabadsugida,Wasaaradda Ganacsiga iyo cid walba si sharcidaro ahna lagu soo geliyo dalka. Isaga oo sii hadlayay ayuu sheegay in Ciidamada xoogga dalka ay leeyihiin […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Janeraal Daahir Aadan Cilmi(Indha-Qarshe) Taliyaha Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ayaa ka hadlay tuutaha Ciidanka dowladda oo mararka qaar la arko dad ka Ganacsanaya.

Waxa uu sheegay inay arrintaasi jirto,isla markaana ay ogyihiin,Nabadsugida,Wasaaradda Ganacsiga iyo cid walba si sharcidaro ahna lagu soo geliyo dalka.

- Advertisement -

Isaga oo sii hadlayay ayuu sheegay in Ciidamada xoogga dalka ay leeyihiin darees u gaara ah oo Calanka uu dhinac kaga dhegan yahay balse ay ka hortegi doonaan dadka ka Ganacsanaya Dharka ciidanka.

Si kastaba marka laga soo tago hadalka taliyaha Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ayaa waxaa jirta n dhowr mar rag ku labisnaa dareeska ciidanka dowladda ay qaraxyo iyo weeraro toos ah ka fuliyeen Magalada Muqdisho.

Hoos Ka Dhageyso Codka Taliyaha Ciidanka xoogga dalka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts