HomeWararAfgooye"Nin loo dilay Ciyaar uu carqaladeeyay

Afgooye”Nin loo dilay Ciyaar uu carqaladeeyay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka naga soo gaaraya Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in duleedka degmada Afgooye gaar ahaan deegaan lagu Magacaabo Sagaalaadka lagu dilay Maanta Nin hubeysnaa. Dilka ayaa Goobjoogayaal waxa ay sheegeen inuu yimid kadib markii Nin hubeysan uu u yimid koox dhalinyaro ah oo Ciyaareysay turub,isla markaana uu ku yiri joojiya ayna ka diideen. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in duleedka degmada Afgooye gaar ahaan deegaan lagu Magacaabo Sagaalaadka lagu dilay Maanta Nin hubeysnaa.

Dilka ayaa Goobjoogayaal waxa ay sheegeen inuu yimid kadib markii Nin hubeysan uu u yimid koox dhalinyaro ah oo Ciyaareysay turub,isla markaana uu ku yiri joojiya ayna ka diideen.

- Advertisement -

Hayeeshee muran dheer kadib uu ula soo baxay Bustoolad uu watay,taasina ay keentay inay la-dagaalamaan,isla markaana bustooladii uu watay ay ku dilaan.

Kooxdii dhalinyarada aheyd ee dilka geystay ayaa goobta ka cararay,waxana dad ku sugan deegaanka Sagaalaad ee duleedka Afgooye ay sheegeen in uu ka mid ahaa dadka deegaanka laguna Magacaabi jiray Axmed Nageeye balse uu ka tirsanaa Al-Shabaab.

Maamulka degmada Afgooye weli kama hadlin dhacdadaas oo aheyd midii ugu horeysay ee ka dhacda deegaanka Sagaaladka ee duleedka Afgooye.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts