HomeWararDhageyso:-Jubbaland oo soo bandhigtay Nin Wiil Yar Tooreey ku dhaawacay+Sawirro

Dhageyso:-Jubbaland oo soo bandhigtay Nin Wiil Yar Tooreey ku dhaawacay+Sawirro

Date:

Related stories

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida

Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Galmudug oo Galinsoor ku soo dhoweeyay shacabka – ma xoojin doontaa xiriirka federaalka iyo maamulka?

Baydhabo: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Laftagareen Oo Isku Dhacay

Baydhabo ayaa saaka laga maqlay rasaas xooggan, kaddib markii ciidamo kala taageersan dhinacyada siyaasadda ay magaalada ku dhex dagaallameen, iyadoo xaaladda amni ay weli kacsan tahay.

Laamaha Amniga dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa Maanta Magalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose waxa ay ku soo bandhigeen Nin oday ah kaa soo la sheegay in uu wiil yar Tooreey ku dhaawacay. Ninla la soo bandhigay ayaa Magaciisa lagu sheegay Axmed Cusmaan Haafow,waxana Wiilka yar ee uu dhaawaca u geystay lagu Magacaabaa Warsame Cabdirasaaq […]

- Advertisement -

Laamaha Amniga dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa Maanta Magalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose waxa ay ku soo bandhigeen Nin oday ah kaa soo la sheegay in uu wiil yar Tooreey ku dhaawacay.

Ninla la soo bandhigay ayaa Magaciisa lagu sheegay Axmed Cusmaan Haafow,waxana Wiilka yar ee uu dhaawaca u geystay lagu Magacaabaa Warsame Cabdirasaaq Warsame.
Sarkaal ka tirsan Booliska Jubbaland oo goobta lagu soo bandhigayay ka hadlay ayaa sheegay in Ninka ay soo bandhigeen lagu eedeeyay in uu dhaawac u geystay Wiilka yar oo Da;ahaan lagu qiyaasar Hal Sano iyo bar.

- Advertisement -

Sarkaalka sicda uma soo bandhigin waxa sida rasmiga ah loogu eedeynayo ninka marka laga reebo inuu dhaawac u gesytay,waxana uu sheegay in baaritaano ay ku hayaan Hay’adaha dambi baarista Jubbaland.
hooyada Dhashay Wiilka yar ayaa iyana sheegtay in Wiilkeeda lagu tooreeyey banaanka gurigooda,isla markaana dhowr meel oo qoorta ah loogu dhuftay tooreey.

Hoos Ka Dhageyso Codka Sarkaalka ka tirsan Ciidamada Booliska Jubbaland.

Latest stories