HomeWararCarruur Walaal ah oo u geeriyooday Miino la qaraxday Gobolka Galgaduud

Carruur Walaal ah oo u geeriyooday Miino la qaraxday Gobolka Galgaduud

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Warar ay Idaacadda Dalsan ka heleyso Gobolka Galgaduud ayaa waxa ay sheegayaan in deegaan ka tirsan Gobolkaas uu ka dhacay qarax khasaaro u geystay laba Carruur ah. Qaraxa ayaa waxa uu ka dhacay tuulada Bali-cad oo oo 11 km dhinaca Waqooyi kaga beegan deegaanka Dhabbad ee Gobolkaasi Galgaduud. Qaraxa ayaa waxa uu yimid kadib markii […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warar ay Idaacadda Dalsan ka heleyso Gobolka Galgaduud ayaa waxa ay sheegayaan in deegaan ka tirsan Gobolkaas uu ka dhacay qarax khasaaro u geystay laba Carruur ah.

Qaraxa ayaa waxa uu ka dhacay tuulada Bali-cad oo oo 11 km dhinaca Waqooyi kaga beegan deegaanka Dhabbad ee Gobolkaasi Galgaduud.

- Advertisement -

Qaraxa ayaa waxa uu yimid kadib markii Carruurta ay garaaceen miino kadibna ay ku qaraxday,waxaana la xaqiijiyay inay ku dhinteen laba Carruur ah oo walaalo ahaa.

Labada Carruurta ahaa ee geeriyootay ayaa waxaa da’dooda ay ku sheegeen dadka tuulada Bali-Cad 15 iyo 14 jir,isla markaana isla galabta la’aasay.

Dhowr mar ayaa sidaan oo kale waxaa miino ay garaacayeen ku qaraxday carruur ku nooleed deegaanka ka tirsan dhulka miiyoga ah ee Gobolka Galgaduud,waxan la rumeysan yahay in miinooyinkaas ay yihiin haraadiga dagaaladii sokeeye ee ka dahcay Soomaaliya.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts