HomeMaqalDhageyso:-Al-Shabaab oo rasaaseeyay Gaari qaad siday iyo khasaaro ka dhashay

Dhageyso:-Al-Shabaab oo rasaaseeyay Gaari qaad siday iyo khasaaro ka dhashay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Maamulka degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan ayaa faah faahin ka bixiyey Gaari qaad u siday degmadaas oo gelinkii dambe ee Maanta lagu rasaaseeyey duledka degmada Jalalaqsi. Guddoomiyaha degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan Maxamed Cabdulle Fiidow oo la soo xiriiray Radio Dalsan ayaa sheegay in Gaariga uu qaadka ka keenay Magalada Jowhar,isla markaana uu ku wajahnaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maamulka degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan ayaa faah faahin ka bixiyey Gaari qaad u siday degmadaas oo gelinkii dambe ee Maanta lagu rasaaseeyey duledka degmada Jalalaqsi.

Guddoomiyaha degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan Maxamed Cabdulle Fiidow oo la soo xiriiray Radio Dalsan ayaa sheegay in Gaariga uu qaadka ka keenay Magalada Jowhar,isla markaana uu ku wajahnaa degmada Jalalaqsi balse markii uu dhawaa degmada ay rasaas ku fureen.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay in rasaastaas ay ku geeriyoodeen laba ruux mid kalena ay ku dhaawacmeen,sidoo kalena ay wateen Gaarigii iyo Shaqsi la socday.

Waxa uu sheegay in goobtii wax ka dhaceen ay tageen kana soo qaadeen ruuxii rasaastaa sku geeriyooday.
Si kastba arrintaan ayaa ku soo aadeyso xilli Maalma ka hor Gaari qaad siday ay Al-Shabaab ku rasaaseeyeen deegaan lagu Magacaabo Ilbiq oo u dhow tuulada Gololeey ee degmada Balcad.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts