HomeWararDhageyso:-Dowladda Somalia”Al-Shabaab 87 ayaan uga dilnay weerarkii ay ku soo qaadeen Baar...

Dhageyso:-Dowladda Somalia”Al-Shabaab 87 ayaan uga dilnay weerarkii ay ku soo qaadeen Baar Sanguuni”

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa dowlad Goboleedka Jubbaland oo iskaashanaya ayaa howlgal ballaaran haatan ka wada deegaanka Baar-sanguuni iyo nawaaxigiisa,iyagoo ku raad jooga dagaalamayaal ka tirsan  Alshabaab oo saaka arroornimadii weerar ku qaaday fariisin ay ciidamadu ku lahaayeen halkaasi. Wasiir kuxigeenka Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Mudane Aadan Isxaaq Cali ayaa sheegay in Ciidanka Xoogga dalka oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa dowlad Goboleedka Jubbaland oo iskaashanaya ayaa howlgal ballaaran haatan ka wada deegaanka Baar-sanguuni iyo nawaaxigiisa,iyagoo ku raad jooga dagaalamayaal ka tirsan  Alshabaab oo saaka arroornimadii weerar ku qaaday fariisin ay ciidamadu ku lahaayeen halkaasi.

Wasiir kuxigeenka Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Mudane Aadan Isxaaq Cali ayaa sheegay in Ciidanka Xoogga dalka oo ka feejignaa weerarka Al-shabaab ay halkaasi ku toogteen ilaa 87 ka tirsanaa Al-Shabaab ee weerarka  soo qaaday halka dhankooda ay ka geeriyoodeen 6 askari.

- Advertisement -

Wararkii ugu dambeeyey ayaa sheegay ciidanka Xooga Dalka iyo kuwa Jubbaland oo qaaday weerar rogaal celis ah ay si buuxda ula wareegeen buundada caanka ah ee Araare,iyagoo ku raad jooga Alshabaab.

Al-Shabaab ayaa dhankooda waxa ay sheegeen in weerarkii qaraxyada ku bilaawday ee saakey ku qaadeen Baar sanguuni ku dileyn 27 Askari.

W/ Q/ Axmed Xuseen Cadow.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts