HomeWararLammaane is qaba oo halmar Barnaamij tv ka wada Akhriya

Lammaane is qaba oo halmar Barnaamij tv ka wada Akhriya

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Dalka Kenya waxaa markii ugu horeysay shaashadaha wararka kasoo muuqanaya lammaane is qaba oo si wada jir ah war u akhrinaya. Gabadha caanka ah ee taleefishinada ka hadasha Lulu Xassan ee afka Sawaaxiliga ayaa waxaa kusoo biiraya saygeeda Rashi Cabdalla oo markii hore ay ka hawlgalayeen labo taleefishin oo kala duwan. Rashid ayaa kusoo biiraya […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dalka Kenya waxaa markii ugu horeysay shaashadaha wararka kasoo muuqanaya lammaane is qaba oo si wada jir ah war u akhrinaya.

Gabadha caanka ah ee taleefishinada ka hadasha Lulu Xassan ee afka Sawaaxiliga ayaa waxaa kusoo biiraya saygeeda Rashi Cabdalla oo markii hore ay ka hawlgalayeen labo taleefishin oo kala duwan.

- Advertisement -

Rashid ayaa kusoo biiraya taleefishinka Citizen oo ay Lulu ka shaqaynaysay, islamarkaasna ay qof kale lasoo jeedin jirtay barnaamijka caanka ah ee Nipashe.

Soo dhowoow Rashid, fadlan ha is martiyayn” ayay tiri Lula oo ninkeeda Rashid la daadihineysa barnaamijka Nipashe Weekendi.

“Waa daadihin iyo iskaashi wanaagsan” ayuu ugu jawaabay, isaga oo intaas ku daray “Waa iskaashi la mid ah sida indhaha iyo gacmaha ay wadajirka u yihiin”.

- Advertisement -

Iidheh badan ayaa loo sameeyay barnaamij wareedka lammaanaha ay jeedinayaan ka hor inta aysan hawada soo galin.

Rashiid ayaa horey uga hawlgali jiray taleefishinka ay kan tartanka ku jiraan ee NTV , wuxuuse hadda kusoo biiray Citizen TV , isaga oo badalaya gabadha lagu magacaabo Kanze Dena oo noqotay afhayeenka madaxtooyada Kenya.

Dad badan oo baraha bulshada isticmaala ayaa ammaanay lammaanaha shaqada meesha qura ka wada bilaabay.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts