HomeWararSawirro:-Jubbaland oo sheegtay in ay fashiliyeen Miino lagu aasay Waddo ay isticmaalaan...

Sawirro:-Jubbaland oo sheegtay in ay fashiliyeen Miino lagu aasay Waddo ay isticmaalaan Ciidamadooda

Date:

Related stories

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.

Musharax Galmudug Liban Axmed oo $50,000 ku wareejiyay garsoore Cumar Artan

Musharax Galmudug oo $50,000 ku wareejiyay garsoore Cumar Artan Muqdisho,...

Aadan Madoobe oo xilka la wareegay Koonfur Galbeed

Aadan Madoobe oo xilka la wareegay Koonfur Galbeed Baydhabo, 11...

Taliyeyaasha SNA & Booliiska oo kormeeray TURKSOM

Taliyeyaasha ciidamada oo kormeeray Kulliyadda TURKSOM Muqdisho, 11 Juun 2026 –...
- Advertisement -

Ciidamada Nabadsugida Jubbaland ayaa waxa ay soo badhigeen miino nooca dhulka lagu aaso ah taas oo ay sheegeen in ay ka soo saareen Waddo muhiim ah oo ay Al-Shabaab ku Aaseen.

Saraakiil ka tirsan Badsugida Jubbaland oo goobjoog ka ahaa Goobta lagu soo bandhigay miinadaas ayaa waxa uu sheegay in ay ka soo saareen Wadada xiriirisa deegaanada Buula-Gaduud iyo Wirkooy.

- Advertisement -

Wadadaas ayaa waxaa si aad ah u isticmaala Ciidamada dowladda,kuwa Jubbaland iyo kuwo Kenya ee ka mid ah howlgalka AMISOM.

Saraakiishu masheegin cid ay u soo qabteen howlgalka lagu soo saarey miinada,nooca dhulka lagu aaso ah,waxaana ay ku soo aadeysaa xilli maanta dagaalo culus ay ka dhaceyn kuwaas oo u dhaxeeyey Al-Shabaab iyo Ciidamada Jubbaland.

Latest stories