HomeWararDEG DEG Weriye ka tirsanaa laanta Af-Soomaaliga ee BBC-da OO Geeriyooday

DEG DEG Weriye ka tirsanaa laanta Af-Soomaaliga ee BBC-da OO Geeriyooday

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Sida ay xaqiijiyeen madaxda laanta Af-Soomaaliga ee BBC-da waxaa xalay geeriyooday Allaha u naxariistee Yoonis Cali Nuur oo la soo shaqeyay BBC in ka badan 30sano. Alaha u Naxariistee Yoonis Cali Nuur ayaa Xalay ku geeriyooday magaalada London,Yoonis Cali Nuur waxa uu ka mid ahaa wriyaasha Rug cadaaga Saxaafaeed ah. Xaalad Cafimaad ayaa alaha u […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Sida ay xaqiijiyeen madaxda laanta Af-Soomaaliga ee BBC-da waxaa xalay geeriyooday Allaha u naxariistee Yoonis Cali Nuur oo la soo shaqeyay BBC in ka badan 30sano.

Alaha u Naxariistee Yoonis Cali Nuur ayaa Xalay ku geeriyooday magaalada London,Yoonis Cali Nuur waxa uu ka mid ahaa wriyaasha Rug cadaaga Saxaafaeed ah.

- Advertisement -

Xaalad Cafimaad ayaa alaha u naxariistee Yoonis Cali Nuur waxa loogu qaaday magaalada London iyada oo bilihii ugu dameyay uu ku xanuunsanaa magaalada Hargaysa hase,ahaate markii dambe loo qaday London.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts