HomeWararMareykanka oo Boqollaal Soomaali ah Sharciga u Cusbooneysiiyay

Mareykanka oo Boqollaal Soomaali ah Sharciga u Cusbooneysiiyay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Waaxda Arrimaha Gudaha Mareykanka (Homeland Security) ayaa u ogolaatey ku dhowaad 500 oo Somali ah, in loo cusbooniisiyo sharciga TPS-ka oo ah sharci KMG  badbaadinayana qaxootiga Mareykanka ku nool Maraykanka haysana dhalashada dalkaas. Go’aankan waxaa soo dhoweeyey Hayadaha u dooda xuquuqda Qaxootiga iyo Sharci-dejiyaasha Mareykanka ee wadey ololaha ah in dadka dib loogu cusbooneysiiyo sharciga […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waaxda Arrimaha Gudaha Mareykanka (Homeland Security) ayaa u ogolaatey ku dhowaad 500 oo Somali ah, in loo cusbooniisiyo sharciga TPS-ka oo ah sharci KMG  badbaadinayana qaxootiga Mareykanka ku nool Maraykanka haysana dhalashada dalkaas.

Go’aankan waxaa soo dhoweeyey Hayadaha u dooda xuquuqda Qaxootiga iyo Sharci-dejiyaasha Mareykanka ee wadey ololaha ah in dadka dib loogu cusbooneysiiyo sharciga TPS-ka

- Advertisement -

Tallaabadan ayaa boqollaalkan ruux inay sharci ku joogaan kagana shaqeystaan dalkan Mareykanka.

Shantan boqol ee somalida ah ayaa horey ugu joogay waddankan isla sharcigan TPS-ka oo ah sharci badbaado KMG siinaya qaxootiga Soomaliyeed ee aanan sifo amni awgeed dalka Somalia dib loogu celin karin.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts