HomeWararDhagayso:- Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in dib u,eegis lagu samaynayo gadiidka faraha...

Dhagayso:- Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in dib u,eegis lagu samaynayo gadiidka faraha badan ee ka howlgala Muqdiaho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Kadib markii xalay magalada Muqdisho ay kulan ku yeesheen gudiga amniga qaranka loogana hadlay arimaha amaanka wadooyinka xiran iyo sida looga gudbi karo caqabadaha jira ayaa waxa ka so baxay go,aamo waaweyn. Golaha ayaa ku baaqay in dib loo eego gadiidka faraha badan ee ka howlgala magaalada Muqdisho ee iskugu jira Gaadiidka gaarka loo leeyahay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kadib markii xalay magalada Muqdisho ay kulan ku yeesheen gudiga amniga qaranka loogana hadlay arimaha amaanka wadooyinka xiran iyo sida looga gudbi karo caqabadaha jira ayaa waxa ka so baxay go,aamo waaweyn.

Golaha ayaa ku baaqay in dib loo eego gadiidka faraha badan ee ka howlgala magaalada Muqdisho ee iskugu jira Gaadiidka gaarka loo leeyahay Kan dadweynha qaada iyo Bajaajta oo aad usii kordhaysa.

- Advertisement -

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Xukumadda Soomaaliya Aadan Isaaq oo akhriyay go,aanka ka soobaxay gudiga amniga qaranka ayaa sheegay in Wasaradaha Maaliyadda Amniga Ganacsiga iyo maamulka Gobalka Banaadir loo xilsaaray in ay dib u eegaan.

Sidoo kalana Gudiga ayaa waxa uu sheegay in wixii xiligaan ka bilawda 24-sac ay shaqeyn doonto Dekadda magalada Muqdisho si loo yareeyo baahiyaha dadka eek u aadan hour-marka dalka.

Halkaan Ka Dhagayso Codka Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya Aadan Isaq

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts