HomeWareysiyadaDhageyso:-K/Galbeed oo Ciidamadeeda amartay in tallaabo ka qaadaan Siyaasiyiinta..

Dhageyso:-K/Galbeed oo Ciidamadeeda amartay in tallaabo ka qaadaan Siyaasiyiinta..

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay waxa uu  soo saarey digniin ku socota Siyaasiyiinta ku sugan deegaanada maamulkaas. Digniintaan ayaa waxaa shaaciyey Wasiirka Wasaarada amniga maamulka koofur galbeed Xasan Xuseen Maxamed(Eelaay),isaga oo sheegay in marnaba aan la ogolaan doonin Siyaasiyiin marin habaabinaya dadka Shacabka ah. Waxa uu sheegay in cidkasta oo dadka ku […]

- Advertisement -

Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay waxa uu  soo saarey digniin ku socota Siyaasiyiinta ku sugan deegaanada maamulkaas.

Digniintaan ayaa waxaa shaaciyey Wasiirka Wasaarada amniga maamulka koofur galbeed Xasan Xuseen Maxamed(Eelaay),isaga oo sheegay in marnaba aan la ogolaan doonin Siyaasiyiin marin habaabinaya dadka Shacabka ah.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay in cidkasta oo dadka ku abuureysa dhibaatooyin aan waxba ka jirin tallaabo lag qaadi doono,waxa uuna amray in tallaabo sharci ah laga qaado cidkasta oo dhaliilo been ah shacabka u soo jeedisa.

Mas’uuliyiinta Maamulada Gobolalada Baay iyo Bakool ayuu farey in ay farta ku fiiqaan cidkasta oo ay arkaan,iyada oo ku howlan dhibaateynta Shacabka Koonfur Galbeed oo qaarkood ay ku sugan yihiin deegaano ay Go’doomiyeen Al-Shabaab.

Hadalka Wasiirka Wasiirka Wasaarada amniga maamulka koofur galbeed Xasan Xuseen Maxamed ayaa kusoo aadaya xilli ay jiraan Siyaasiyiin dhaliilsan Siyaasada Madaxweyne Shariif Xasan,kuwaas oo sameynayey kulamo ay uga soo horjeedaan.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codka Wasiirka Wasaarada amniga maamulka koofur Galbeed.

Latest stories