HomeWareysiyadaAKhriso:-Wasaaradaha Kaluumeysiga Dowlad Goboleedyada oo hakiyey Wadashaqeyntii W/Kaluumeysiga DFS

AKhriso:-Wasaaradaha Kaluumeysiga Dowlad Goboleedyada oo hakiyey Wadashaqeyntii W/Kaluumeysiga DFS

Date:

Related stories

William Ruto oo Farriin Xamaasad leh u diray Harambee Starlets ka hor Kulanka Australia

Madaxweyne William Ruto ayaa farriin muuqaal ah oo dhiirrigelin ah u diray xulka haweenka Kenya ee Harambee Starlets, kuwaas oo maanta wajahaya xulka awoodda badan ee Australia. Maqaalkan ka akhriso nuxurka farriinta Madaxweynaha, ujeeddada ka dambaysa taageerada dowladda iyo rajada laga qabo kulanka weyn ee ka dhacaya garoonka Nyayo.

Sirta ka dambaysa Guusha aan Duugoobin, Maxay dhalinyarada maanta ku qaldamaan

Maqaalkani wuxuu ka hadlayaa caqabadda ugu weyn ee haysata dhalinyarada maanta, taas oo ah rabitaanka guusha degdegga ah iyada oo aan la dhisin aqoon qoto dheer. Iyada oo loo marayo sheeko xikmad leh, waxaad ku baran doontaa sababta samirka iyo barashada aasaasiga ah ay u yihiin hubka kaliya ee qofka ka dhigi kara mid guulaysta oo waara.

Mombasa: Maxay yihiin kooxaha ugaadhsanaya haweenka iyo carruurta

Magaalada Mombasa ayaa hadda wajahaysa mid ka mid ah xaaladihii ugu adkaa ee ammaan darro, ka dib markii ay kordheen kiisaska afduubka iyo dilka loo geysto haweenka iyo gabdhaha. Warbixin ay soo saareen ururada xuquuqda aadanaha ayaa muujinaysa xog naxdin leh oo ku saabsan gabdho iskuuley ah iyo carruur yaryar oo si qarsoodi ah looga afduubtay magaalada,

Dhalashadii Rajada, Sidee lagu aasaasay difaaca qaranka 66 sano ka hor?

Maanta oo ay ku beegantahay 12-ka April, waxaan dib u jalleecaynaa jidkii dheeraa ee uu soo maray Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed muddo 66 sano ah.

Waa maxay horumarka dhabta ah ee ka socda Xero Fiyaamo

Xero Fiyaamo waxay hadda u muuqataa mid weji cusub yeelatay ka dib markii lagu sameeyay dib-u-habayn ballaaran oo taabatay kaabayaasha, nidaamka tababarka, iyo daryeelka askarta. Ma ahan kaliya dhismayaal cusub, balse waa qorshe casri ah oo lagu dhisayo awoodda Ciidanka Xoogga Dalka si ay ugu diyaar-garoobaan difaaca qaranka iyo la dagaallanka khataraha amniga. Akhriso faahfaahinta ku saabsan isbeddellada dhanka teknoolajiyadda iyo tababarrada gaarka ah ee xeradan ka dhigay xarun casri ah oo dunida lala barbar dhigi karo.

Ka dib kulan ay Magalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ay ku yeesheen Wasiirada Kalluumeysiga Dowlad Goboleedyada ayaa wax ay ka soo saareen Warmurtiyeed dhowr qodob ka kooban. Warmurtiyeedka ayaa waxa ay ku sheegeen in ay hakiyeen Wadashaqeyntii ka dhaxeysay Wasaaradaha Kalluumeysiga Dowlad Goboleedyada iyo Wasaaradda Kaluumeysiga Xukuumadda Soomaaliya. Waxa ay ku sheegeen in […]

- Advertisement -

Ka dib kulan ay Magalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ay ku yeesheen Wasiirada Kalluumeysiga Dowlad Goboleedyada ayaa wax ay ka soo saareen Warmurtiyeed dhowr qodob ka kooban.

Warmurtiyeedka ayaa waxa ay ku sheegeen in ay hakiyeen Wadashaqeyntii ka dhaxeysay Wasaaradaha Kalluumeysiga Dowlad Goboleedyada iyo Wasaaradda Kaluumeysiga Xukuumadda Soomaaliya.

- Advertisement -

Waxa ay ku sheegeen in baahi loo qabo ilaalinta iyo ka faa’iideysiga Kheyraadka Badda Soomaaliya,iyo in la helo Siyaasad mideysan ee sahli karta in laga faa’iideysto Kheyraadka Badda.

Qodobada kale oo ay u cuskadeen hakintaas ayaa waxa ay ku sheegeen in uu jiro khilaaf joogto ah oo kala dhaxeeya Wasaaradda Kaluumeysiga Soomaaliya ka dib maqnaansho joogta ah,taas oo hoos u dhigtey wadashaqeyntii.

Hoos Ka Akhriso Warmurtiyeedka oo Saddex Bog ka kooban.

- Advertisement -

Latest stories