HomeWararDEG DEG:-Guddomiyaha G/Shabeellaha hoose iyo masuuliyiin kale oo qarax lagu dhaawacay

DEG DEG:-Guddomiyaha G/Shabeellaha hoose iyo masuuliyiin kale oo qarax lagu dhaawacay

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Guddoomiyaha  gobolka Shabeellaha Hoose iyo wafdi uu la socday oo ay ka mid ahaayeen Wariyayaal ayaa Goordgow waxaa qarax lagula eegtay xilli ay ku socdaalayeen Wadada u dahxeysa Muqdisho iyo Afgooye gaar ahaan agagaarka Siinka-dheer. Qaraxa oo ahaa Miinada nooca dhulka lagu aaso,ayaa waxaa la sheegay in uu haleelay mid ka mid ah Gawaarida wafdiga,waxana […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha  gobolka Shabeellaha Hoose iyo wafdi uu la socday oo ay ka mid ahaayeen Wariyayaal ayaa Goordgow waxaa qarax lagula eegtay xilli ay ku socdaalayeen Wadada u dahxeysa Muqdisho iyo Afgooye gaar ahaan agagaarka Siinka-dheer.

Qaraxa oo ahaa Miinada nooca dhulka lagu aaso,ayaa waxaa la sheegay in uu haleelay mid ka mid ah Gawaarida wafdiga,waxana Warark aan heleyno ay sheegayaan in ay ku dhaawacmeen Guddoomiyaha G/Shabellaha Hoose Maxamed Ibraahim Barre iyo guddoomiyaha deegaanka Ceelasha Biyaha  Ayaan Xasan,halka qaar ka mid ah ilaalada Wafdiga ay geeriyoodeen.

- Advertisement -

Wariyayaal la socday Wafdiga oo ku sii jeeday gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxa ay sheegeen in ay bad qabaan,isla markaana masuuliyiintii iyo askartii qaraxaas ku dhaawacantay loo soo qaaday Magalada Muqdisho si loogu daweeyo.

Wixii ku soo kordha kala socda Radiodalsan.com

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts