HomeWararDhageyso:-Xubnaha Golaha Aqalka Sare oo Maanta qabanaya kulan dhageysi Dadweyne

Dhageyso:-Xubnaha Golaha Aqalka Sare oo Maanta qabanaya kulan dhageysi Dadweyne

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Xildhibaanada Aqalka Sare ayaa Maanta Magaalada Muqdisho waxa ay ku qabanayaan Dhageysi dadaweyne oo ku saabsan sidii loo dhisi lahaa guddiga Madaxa banaan ee la-dagaalanka musuq maasuqa. Kulankan ayaa waxaa soo qaban qaabiyey Xubnaha guddiga Aqalka Sare u qaabilsan Cadaalada,waxana ka qeyb galaya Wasiirka Cadaalada Soomaaliya,xubno ka socda dowlad goboleedyada,qeybaha kala duwan ee Bulshada rayidka. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xildhibaanada Aqalka Sare ayaa Maanta Magaalada Muqdisho waxa ay ku qabanayaan Dhageysi dadaweyne oo ku saabsan sidii loo dhisi lahaa guddiga Madaxa banaan ee la-dagaalanka musuq maasuqa.

Kulankan ayaa waxaa soo qaban qaabiyey Xubnaha guddiga Aqalka Sare u qaabilsan Cadaalada,waxana ka qeyb galaya Wasiirka Cadaalada Soomaaliya,xubno ka socda dowlad goboleedyada,qeybaha kala duwan ee Bulshada rayidka.

- Advertisement -

Guddoomiyaha guddiga Aqalka Sare u qaabilsan Cadaalada Senoter Samsam Ibraahim Cali oo la hadashay Dalsan ayaa waxa ay sheegtay in muhiimada kulanka uu yahay sidi loo soo xuli lahaa tirada xubnaha Guddiga madaxa banaan ee la-dagaalanka musuq maasuqa oo ka kaaban 9 xubnood iyo sidii Bulshada rayidka iyo dowlad goboleedyada ay qeyb weyn uga qaadan lahaayeen.

Sidoo kale waxa ay sheegtay in sidii kale lag doodi doono awooda ay yeelan doonto Hay’adda la-dagaalanka musuq maasuqa,iyo sidii ay u wada Shaqeyn lahaayeen Hay’adaha kala duwun ee dowaldda iyo kuwa dowlad Goboleedyada.

Waxa ay tusaale u soo qaadatay dowladaha qaar oo guddigaan oo kale leh ay leihiin awood dheeri ah nalse Soomaaliya weli aan la shaacin.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Wareysiga Senator Samsam Ibraahim Cali.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts