HomeWararWareysi:-Laba Oday oo siyaabo kala duwan isugu dilay tuulo hoostagta Jowhar

Wareysi:-Laba Oday oo siyaabo kala duwan isugu dilay tuulo hoostagta Jowhar

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Labada Oday  ee isku-dilay deegaan hoostaga Magalada Jowhar ee Xarunta gobolka Shabeellaha dhexe ayaa waxa ay ka mid ahaayeen dadka Beeraleyd ah ee ku nool Tuulada Raama-cade ee duleedka Jowhar. Mid ka mid ah Ehelada dadkaas ayaa waxa uu sheegay in Odayaasha is-dilay,mid ka mid ah uu toorey isku-dhuftay halka midka kale uu Biyaha Wabiga […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Labada Oday  ee isku-dilay deegaan hoostaga Magalada Jowhar ee Xarunta gobolka Shabeellaha dhexe ayaa waxa ay ka mid ahaayeen dadka Beeraleyd ah ee ku nool Tuulada Raama-cade ee duleedka Jowhar.

Mid ka mid ah Ehelada dadkaas ayaa waxa uu sheegay in Odayaasha is-dilay,mid ka mid ah uu toorey isku-dhuftay halka midka kale uu Biyaha Wabiga  isku harqiyey sidaasna uu ku geeriyoodeen.

- Advertisement -

Sadiiq Cabdi oo ka mid ah dadka ku nool tuulada Raamaca-cade ayaa Dalsan u sheegay in sababaha ugu weyn isdilka Odayaashaan oo kala dhacay Shalay gelinkii dambe iyo Maanta ay tahay in Wabiga Shabeelle uu ku fatahay Beero ay tacbadeen,isla markaana Kharash farabadan uu ka galay.

Dhacdooyinka noocan oo kale ah oo ah dhif iyo nadir ayaa inta badan xilliyada qaar waxa uu uga dhacaa tuulooyin hoostaga Gobolka Shabeellaha dhexe,waxana dhacdadii ugu dambeysay ee tuulada Raama-cade hadalhaya dadka ku nool tuuladaas.

Masuuliyiinta Maamulka Gobolka Shabeellaha dhexe weli kama hadlin,waxana dadka deegaanka inoo sheegeen in labada Oday ee sida kala gooni gooniada ah isku dilay lagu aasakay Khabuuro ku yaalla gudaha tuulada Raama-cade.

- Advertisement -

Hoos ka Dhageyso Wareysiga mid ka mid ah dadka deegaanka Raama-Cade.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts