HomeWararTaariikhda Guddoonka cusub ee Aqalka Sare ee Barlamaanka Federalka.

Taariikhda Guddoonka cusub ee Aqalka Sare ee Barlamaanka Federalka.

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Guddoomiyaha Aqalka Sare  ee BFSm Cabdi Xaashi Cabdulahi. Waxbarasho: 1964-1968: Dugsi sare, Madahania-Alam, Harar 1975-1977: Kuliyadda siyaasadd, Jaamacadda Umadda Soomaaliyeed, Muqdisho 1980-1981: Machadka Maamulka iyo Maareynta, SIDAM, Muqdisho 1985-1990: Kuliyadda Dhaqaalaha, Jaamacadda Umadda, Muqdisho Shaqo: 1972-1974: Macalin Ceel Jaalle 1974-1975: Qasnajiga guud ee Wakaaladda ONAT, Muqdisho. 1977-1979: Xogheyaha xarumaha waxbasrashada UDHKS 1979-1980: Kaaliyaha 1aad ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha Aqalka Sare  ee BFSm Cabdi Xaashi Cabdulahi.

Waxbarasho:

- Advertisement -

1964-1968: Dugsi sare, Madahania-Alam, Harar

1975-1977: Kuliyadda siyaasadd, Jaamacadda Umadda Soomaaliyeed, Muqdisho

1980-1981: Machadka Maamulka iyo Maareynta, SIDAM, Muqdisho

- Advertisement -

1985-1990: Kuliyadda Dhaqaalaha, Jaamacadda Umadda, Muqdisho

Shaqo:

1972-1974: Macalin Ceel Jaalle

1974-1975: Qasnajiga guud ee Wakaaladda ONAT, Muqdisho.

1977-1979: Xogheyaha xarumaha waxbasrashada UDHKS

1979-1980: Kaaliyaha 1aad ee gobolka W/galbeed, Hargeisa.

1979-1980: Guddoomiyaha degmada Marka

1981-1990: Maareeyaha guud ee golaha murtida iyo madadaalada ama Theater-ka

1979-1990: xubin golaha shacabka Soomaaliyeed.

1991-1992: Agaasimaha guud ee wasaaradda warfaafinta.

1992-1996: Agaasimaha Maareynta ee Hey’adda Afri-Action.

1997-2004: Agaasmiha Maareynta Tubta Nabadda.

2004-2009: Xubin Baanrlamaan.

2005-2007: Wasiirka Hidaha iyo Dhaqanka.

2008-2009: Wasiirka Caafimaadka

2012-2016: Xubin Baarlamaanka, iyo guddoomiyaha guddiga warfaafinta ee golaha shacabka.

Guddomiye Ku-xigeenka 1-aad Ee Aqalka Sare: Abshir Maxamed Axmed Bukhaari

Waxaa uu dhashay June 1970-kii, waxaa uu ku dhashay Xarardheere.

Shaqooyinka uu soo qabtay.

1991-1992: Care International

1996-1998: Hey’adda AMA

1999: BBC Monitoring

2004-2006: Hey’adda CRD, isku duwaha barnaamijyada

2006-2010: Telefishanka Caanka ah ee Al-Jazeera Network

2010-2011: Agaasime Madaxtooyada Soomaaliya

October 15, 2016: Waxaa uu Abshir Maxamed Axmed (Bukhaari) noqdey senator-kii ugu horeeyay ee la doorto. 

 Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad Mowliid Xuseen Guhaad

1977: Dugsi sare, Ganaane

1978-1980: Kuliyadda Saraakiisha

1987-1989: Kuliyadda Maamulka iyo Xisaabaadka, Muqdisho.

1996-1999: Jaamacadda International Logistics, Finland

2001-2003: Jaamacadda Horumarinta waxbarshada iyo nabadda.

Shaqo:

1980-1990: Madaxa guud ee saadka ciidamada xoogga dalka ee Kismaayo.

2003-2014: Milkiilaha Shirkadda KEPA.

2009-2012: Guddoomiyaha shirkadda dhismaha SIRTA.

2014-2016: Xubin ka tirsan milkilayaasha korontada(WAAMO Energy).

Xigasho: SONNA

©Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts