HomeWararSoomaalida ku nool dalka Gambia oo ku kulmay Banjul

Soomaalida ku nool dalka Gambia oo ku kulmay Banjul

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Xili xaalada siyaasadeed ee dalka Gambia ay gashay isbadal shalayna uu la wareegay talada dalkaas Madaxweyne Barow aya Soomaalida dalkaas ku nool oo gaaraya ilia 15 qof ku kulmeen caasmada Banjul Sawirki ugu horeeyey oo ay so dhigeen baraha bulshada ayaa la arkay iyagoo kulmaya oo iska wareysanaya isbadalka dalka ay joogaan ka dhacay . […]

- Advertisement -

Xili xaalada siyaasadeed ee dalka Gambia ay gashay isbadal shalayna uu la wareegay talada dalkaas Madaxweyne Barow aya Soomaalida dalkaas ku nool oo gaaraya ilia 15 qof ku kulmeen caasmada Banjul

Sawirki ugu horeeyey oo ay so dhigeen baraha bulshada ayaa la arkay iyagoo kulmaya oo iska wareysanaya isbadalka dalka ay joogaan ka dhacay .

- Advertisement -

Gambia oo ah dal yar oo dhaca galbeedka Africa waxaa uu ku hareereysan dalka Senegal

Soomaaliya kuma lahan safaarad dalaka galbeedka Afrika iyadoo dad yar oo ganacsi u joogaa ay ku noolyihin dalalka Gamia iyo Senegal 

Latest stories