HomeWararKenya oo ka digtay Weeraro Alshabaab geystaan Munaasabadda Dabaaldegga sannadka cusub.

Kenya oo ka digtay Weeraro Alshabaab geystaan Munaasabadda Dabaaldegga sannadka cusub.

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Taliyaha Guud ee Boliska dalkaasi, Joseph Boinnet ayaa sheegay in dadka Kenyaanka la geeliyey Feejignan Sare, iyadoo laga cabsi qabo inay Dagaalamayaasha Xarakadda Alshabaab soo qaadaan Weeraro ay ku soo beegan muddada ay socdaan Dabaal-degga Kirismaska iyo sannadka cusub. Joseph Boinnet ayaa sheegay inay heleen Warar dhinaca Sirdoonka oo muujinya Qorshaha Dagaalamayaasha Alshabaab ee ay […]

- Advertisement -

Taliyaha Guud ee Boliska dalkaasi, Joseph Boinnet ayaa sheegay in dadka Kenyaanka la geeliyey Feejignan Sare, iyadoo laga cabsi qabo inay Dagaalamayaasha Xarakadda Alshabaab soo qaadaan Weeraro ay ku soo beegan muddada ay socdaan Dabaal-degga Kirismaska iyo sannadka cusub.

Joseph Boinnet ayaa sheegay inay heleen Warar dhinaca Sirdoonka oo muujinya Qorshaha Dagaalamayaasha Alshabaab ee ay ku geysan doonaan silsilado weeraro ah muddada lgu jiro dabaaldegaasi, wa sida uu hadalka u yiri.

- Advertisement -

Waxa uu intaasi inay cabsida weeraradaasi yihiin kuwo xaqiiqo ah, loona baahan yahay inay Hay’addaha Ammaanka adkeeyan sugidda nabadgeliyada ee goobaha ay dadka badan isugu yimaadaan, gaar ahaan Xeebaha, Baararka, goobaha lagu caweeyo iyo Kaniisadaha.

Dhinaca kale, Xiriiriyaha Gobalka Xeebta ee dalka Kenya, Nelson Marwa oo la hadlay Wargeyska The Star ayaa hubaal uga dhigay Dalxiisayaasha iyo Kenynka inay u soo safri karaan Goblka Xeebta, lana adkeeyey Ammaanka, waa sida uu hadalka u dhigay.

Dagaalamayaasha Xarakadda Alshabaab waxay horey wacad ugu mareen inaysan joojin doonin Hawlgalladda Weerar ee ay k geystaan gudaha Kenya, tan iyo inta ay Askart Kenya ku sugan yihiin gudaha dalka Somalia.

- Advertisement -

Si kastaba ha ahaatee, Dowladda Kenya waxay cabsida ugu weyn ka qabaan Xarakadda Alshabaab, waxyna ku guul-darysteen inay ka hortagaan Hawlgalladda ay Xarakadda ka geystaan gudaha Kenya.

©Radio Dalsan

Latest stories