HomeWararDaalibaan oo soo bandhigtay Lammaane Reer Galbeed ah oo u afduuban iyo...

Daalibaan oo soo bandhigtay Lammaane Reer Galbeed ah oo u afduuban iyo carruur ay dhaleen.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Sarakaal Daalibaan ayaa xaqiijiyey inay Aaladda YouTube-ka soo dhigeen Muuqaal Video muujinaya Lamaane u kala dhashay Maraykanka iyo Kanada iyo labo cunug oo ay dhaleen muddadii afduubka loo haystay. Video-ha ayaa markii ugu horreysay lagu soo bandhigay Labada Wiil ee ay dhaleen Joshu Boyle oo u dhashay Kanada iyo Xaaskiisa Kaytlan Koleman oo Maraykan Ah, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Sarakaal Daalibaan ayaa xaqiijiyey inay Aaladda YouTube-ka soo dhigeen Muuqaal Video muujinaya Lamaane u kala dhashay Maraykanka iyo Kanada iyo labo cunug oo ay dhaleen muddadii afduubka loo haystay.

Video-ha ayaa markii ugu horreysay lagu soo bandhigay Labada Wiil ee ay dhaleen Joshu Boyle oo u dhashay Kanada iyo Xaaskiisa Kaytlan Koleman oo Maraykan Ah, waxayna codsatay in laga shaqeeyo sidii loo sii dayn lahaa.

- Advertisement -

Lammaanaha waxaa gudaha Afganistan laga afduubtay sannadkii 2012-kii,  waxaana la tuhunsan yahay inay u afduuban yihiin Shabakadda Xaqaani.

Kooxdaasi ayaa dalbanayso in marka hore la sii daayo Saddex Sarkaal oo uu ka mid yahay Siraajudiin Xaqaani.

- Advertisement -

 ©Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts