HomeWararDhageyso:Qarax goordhaw ka dhacay Isgoyska Maanapolyo

Dhageyso:Qarax goordhaw ka dhacay Isgoyska Maanapolyo

Date:

Related stories

Muqdisho Oo Shaacisay Natiijada Fasalka 8aad 2025-2026

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay natiijada imtixaanka Fasalka 8aad, iyadoo saddex arday lagu dhawaaqay inay kaalmaha ugu sarreeya galeen, lana guddoonsiiyay abaalmarinno.

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Wararka aan ka heleyno Isgoyska Maanapolyo ee degmada Shibis ayaa sheegaya in qarax lala eegtay gaari Kaarib oo marayay halkaas kaas oo ay qasaara kasoo gareen dad shacab ah iyo ciidamo. hal askari oo goobta ka ag dhawaa ayaa la sheegay in uu ku geeriyooday waxaana gaariga sarnaaa ilaa 3-dhalinyaro ah inkasta oo ay ka […]

- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno Isgoyska Maanapolyo ee degmada Shibis ayaa sheegaya in qarax lala eegtay gaari Kaarib oo marayay halkaas kaas oo ay qasaara kasoo gareen dad shacab ah iyo ciidamo.

hal askari oo goobta ka ag dhawaa ayaa la sheegay in uu ku geeriyooday waxaana gaariga sarnaaa ilaa 3-dhalinyaro ah inkasta oo ay ka bad badeen.

- Advertisement -

wararka qaar ayaa sheegaya in lala bartilmameed saday mid kamida shaqaalaha Imaraadka waxana weli lakala xaqiijin in qarxa uu ahaa Bam gacmeed iyo mid kale.

Halkaan ka dhageyso Goob jooge.

 

Latest stories