HomeWararFaahfaahin: Sarkaal ka tirsanaa Ilaaladda Safaaradda Imaaraadka oo ku geeriyooday qarax ka...

Faahfaahin: Sarkaal ka tirsanaa Ilaaladda Safaaradda Imaaraadka oo ku geeriyooday qarax ka dhacay Muqdisho.

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Sarkaalkaasi ayaa waxa uu ku geeriyooday qarax miino oo loogu soo rakibay gaarigiisa, xilli uu marayey  Isgoyska Maanabolyo ee Degmadda Shibis ee magaalladda Muqdisho. Saraakiisha Ammaanka iyo kuwa Degmadda Shibis ayaa sheegay inuu Sarkaalkaasi u geeriyooday dhaawacyo ka soo gaaray qarax  gaariga loogu soo rakibay. Gaariga oo noociisu ahaa CARIB ayaa la sheegay inuu aad […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Sarkaalkaasi ayaa waxa uu ku geeriyooday qarax miino oo loogu soo rakibay gaarigiisa, xilli uu marayey  Isgoyska Maanabolyo ee Degmadda Shibis ee magaalladda Muqdisho.

Saraakiisha Ammaanka iyo kuwa Degmadda Shibis ayaa sheegay inuu Sarkaalkaasi u geeriyooday dhaawacyo ka soo gaaray qarax  gaariga loogu soo rakibay.

- Advertisement -

Gaariga oo noociisu ahaa CARIB ayaa la sheegay inuu aad ugu burbur xooggan Qaraxaasi oo aad u xoog badnaa, waxaana muddo kooban hakaday  Dhaqdhaqaaqii Gaadiidka, Ganacsiga iyo isku-socodka dadka isticmaala Isgoyska Maanabolyo.

Dhinaca kale, Ilo-wareedyo ayaa u sheegay Radio Dalsan in Sarkaalkaasi oo asal ahaan ka soo jeeda Somali-Yemeni (Mawalad)  waxa uu ahaa Sarkaalka madaxda u ah Ilaaladda Khaaska ee Safiirka Imaaraadka Carabta u jooga Somalia.

©Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts