HomeWararDhageyso:Puntland oo abaaraha jira awgeed hoos u dhigtay qiimaha lacagta doolarka.

Dhageyso:Puntland oo abaaraha jira awgeed hoos u dhigtay qiimaha lacagta doolarka.

Date:

Related stories

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

Kadib kulan  ay wada qateen masuuliyiin katirsan Puntland iyo Ganacsatada gobolka Bari ayay go’aan ku gareen in hoos loo dhigo qiimaha la sarifo lacagta Dolarka oo hada sarakac xoogan uu ka jira degaanada Puntland. Wasiirka maalyada Puntland C/laahi sheikh Axmed oo kulanka kadib la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in muhiim ay tahay in qiimaha sarifka […]

- Advertisement -

Kadib kulan  ay wada qateen masuuliyiin katirsan Puntland iyo Ganacsatada gobolka Bari ayay go’aan ku gareen in hoos loo dhigo qiimaha la sarifo lacagta Dolarka oo hada sarakac xoogan uu ka jira degaanada Puntland.

Wasiirka maalyada Puntland C/laahi sheikh Axmed oo kulanka kadib la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in muhiim ay tahay in qiimaha sarifka la dajiyo si uu buu yiri ay ugu sahlanaato dadka taagta daran iyo kuwa abaaruhu sameyeen ay uga faideystaan.

- Advertisement -

Halkaan ka dhageyso

Latest stories