HomeWararDhageyso:Gudoomiyaha Gobolka Hiraan oo digniin u jeediyay beelaha ku dagaalamaya Gobolka Hiraan.

Dhageyso:Gudoomiyaha Gobolka Hiraan oo digniin u jeediyay beelaha ku dagaalamaya Gobolka Hiraan.

Date:

Related stories

Arab League slams Somaliland office opening in Jerusalem

Arab League Secretary-General Ahmed Aboul Gheit has condemned the...

Commander ousted after reported refusal to deploy troops

- Somali President Hassan Sheikh Mohamud has removed the...

Pirate attacks on two commercial ships thwarted off Somalia

Armed pirates attacked two commercial vessels in separate incidents...

Race intensifies for Somalia Lower House speaker post

Competition is intensifying for the position of Speaker of...
- Advertisement -

Gudoomiyaha Gobolka Hiraan Cali Jeyte Cismaan oo kulan la qaatay wax garadka beelaha ku dagaamaya gobolka Hiraan ayaa sheegay in muhiim ay tahay in la joojiyo dagaalada soo noq noqday.

Waxa uu tilmaamay in dagaaladaan ay yihiin kuwa dana gaara laga leeyahay islamarkaana beelaha dagaalamay ay u hogaan samaan gudi loo magacaabay xalinta dagaaladaas oo isugu jira siyaasiin iyo odayaal dhaqan.

- Advertisement -

Inkasto kulamadan marar badan horay loo qabtay kuwa lamid ah islamarkaana xal lagu gaarin, ayaa haatan waxaa loo saaray guddi ka kooban beelaha dega gobolka Hiiraan, kuwaa wixii hadda ka danbeeya looga fadhiyo xal u hellida khilaafka soo noq noqday ee labada beellood u dhaxeeya.

Halkaan ka dhageyso

Latest stories