HomeWararMaleeshiyo ka tirsan Kooxda Daacish oo lagu xukumay Baydhabo.

Maleeshiyo ka tirsan Kooxda Daacish oo lagu xukumay Baydhabo.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Maxamadda Ciiddamadda Qalabka Sida ee Qeybta 60-aad ee fadhigeeda dhexe ku yaallo magalldda Baydhabo waxay maanta Xukun ku riday 4 Maleeshiyo ka tirsan Kooxda Daacishta Geeska Afrika. Guddoomiyaha Maxkamadda Qeybta 60-aad ee Ciiddamadda Qalabka Sida, G/le Aadan Abuukar Maxamed ayaa ku dhawaaqay Xukunka lagu riday Eedeysanayaasha maanta la soo gole joojiyey Maxkamadda. Eedeysanayaasha oo lagu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maxamadda Ciiddamadda Qalabka Sida ee Qeybta 60-aad ee fadhigeeda dhexe ku yaallo magalldda Baydhabo waxay maanta Xukun ku riday 4 Maleeshiyo ka tirsan Kooxda Daacishta Geeska Afrika.

Guddoomiyaha Maxkamadda Qeybta 60-aad ee Ciiddamadda Qalabka Sida, G/le Aadan Abuukar Maxamed ayaa ku dhawaaqay Xukunka lagu riday Eedeysanayaasha maanta la soo gole joojiyey Maxkamadda.

- Advertisement -

Eedeysanayaasha oo lagu kala magacaabo C/Casiis Xasan Mursal, Mahad Nuur Siidow, Maxamed Sheekh Maxamed iyo Cali Maxamed Gaabow ayaa lagu xukumay min 10-sanno oo Xabsi Ciiddan.

Eedeysanaha Koowaad ayaa lagu sheegay inuu yahay Wakiilka Daacish ee magaalladda Baydhabo, waxayna Maxkamaddu sheegtay inuu yahay Nin gacantiisa ku farsamayn kara waxyaabaha qarxa.

Dhinaca kale, Maxkamaddu waxay sii daysay 3 Eedeysane oo lala xiriirinayey inay ka tirsan yihiin Maleeshiyadda Kooxda Daacish ee loogu talagalay inay qaraxyo iyo dilal ka geystan magaalladda Baydhabo.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts