HomeWararXaflad Aroos Oo Isku Bedeshay Goob Tacsi

Xaflad Aroos Oo Isku Bedeshay Goob Tacsi

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Ugu yaraan 30 ruux ayaa geeryootay halkan 94 kalena ay dhaawacmeen, kadib markii xaflad aroos oo ka socotay Koonfur bari dalka Turkiga uu ka dhacay qarax xoogan. Qaraxyada ayaa waxa ay ka dhaceen gobolka Gaziantep ee koonfur dalkaasi Rai’sulwasaaraha dalka Turkiga, ayaa warbaahin u sheegay in Qaraxa uu u egaa ismiidaamin, waxaana uu sheegay in […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ugu yaraan 30 ruux ayaa geeryootay halkan 94 kalena ay dhaawacmeen, kadib markii xaflad aroos oo ka socotay Koonfur bari dalka Turkiga uu ka dhacay qarax xoogan.

Qaraxyada ayaa waxa ay ka dhaceen gobolka Gaziantep ee koonfur dalkaasi

- Advertisement -

Rai’sulwasaaraha dalka Turkiga, ayaa warbaahin u sheegay in Qaraxa uu u egaa ismiidaamin, waxaana uu sheegay in uu ahaa weerar argagixiso.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts