HomeWararDhegeyso: Hanti Dhowraha Qaranka oo sharci daro ku tilmaamay qaadashada kaarka aqoonsiga...

Dhegeyso: Hanti Dhowraha Qaranka oo sharci daro ku tilmaamay qaadashada kaarka aqoonsiga ee Dowladda Hoose

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Hanti Dhowraha Guud ee Qaranka Dr. Nuur Jimcaale Faarax, ayaa sharci daro ku Tilmaamay in Dadka Soomaaliyeed lagu Amaro Qaadashada Kaarka Dhalashada ee Dowladda Hoose ay bixiso, waxaana uu sheegay in nidaamka loo maray ay tahay mid aan sax aheyn. Sidoo kale Hanti-Dhowraha ayaa sheegay in xiligii uu Gudoomiyaha Gobolka Banaadir uu ahaa General Mungaab […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hanti Dhowraha Guud ee Qaranka Dr. Nuur Jimcaale Faarax, ayaa sharci daro ku Tilmaamay in Dadka Soomaaliyeed lagu Amaro Qaadashada Kaarka Dhalashada ee Dowladda Hoose ay bixiso, waxaana uu sheegay in nidaamka loo maray ay tahay mid aan sax aheyn.

Sidoo kale Hanti-Dhowraha ayaa sheegay in xiligii uu Gudoomiyaha Gobolka Banaadir uu ahaa General Mungaab uu kala hadlay joojin kaararka Aqoonsiga uuna maamulkii xiligaa jiray uu ka aqbalay.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts