HomeWararDhegeyso: Hanti Dhowraha Guud ee Qaran oo sheegay in ay sharci daro...

Dhegeyso: Hanti Dhowraha Guud ee Qaran oo sheegay in ay sharci daro ku shaqeeyaan Hey’addaha Garoonka iyo Degada Muqdishu ka shaqeeya.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Hanti Dhowraha Guud ee Qaranka Somaaliya Dr. Nuur Jimcaale Faarax, ayaa sheegay in sharci daro ay ku joogaan degadda iyo Garoonka Magaaladda Muqdishu hey’addaha hadda ka shaqeeya. Hanti-Dhowraha, ayaa sidoo kale sheegay in aan loo tartamin, shirkadaha ka shaqeynaya Garoonka iyo Degamadda, taasina ay ka dhigantay in ay sharci daro ay tahay.

- Advertisement -
- Advertisement -

Hanti Dhowraha Guud ee Qaranka Somaaliya Dr. Nuur Jimcaale Faarax, ayaa sheegay in sharci daro ay ku joogaan degadda iyo Garoonka Magaaladda Muqdishu hey’addaha hadda ka shaqeeya.

Hanti-Dhowraha, ayaa sidoo kale sheegay in aan loo tartamin, shirkadaha ka shaqeynaya Garoonka iyo Degamadda, taasina ay ka dhigantay in ay sharci daro ay tahay.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts