HomeWararDeg Deg: Qaraxyo xoogan oo ka dhacay magaalada Gaalkacyo.

Deg Deg: Qaraxyo xoogan oo ka dhacay magaalada Gaalkacyo.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegaya in qaraxyo xoogan laga maqlay suuqa magaalada kuwaas oo ay warar kala duwan kazoo baxayaan. Labada qarax ayaa la sheegay in mid kamida uu yahay qarax gaari loo adeegsaday kaas oo la sheegay in uu ka qarxay suuqa gudihiisa. Weli lama ogaan qasaaraha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegaya in qaraxyo xoogan laga maqlay suuqa magaalada kuwaas oo ay warar kala duwan kazoo baxayaan.

Labada qarax ayaa la sheegay in mid kamida uu yahay qarax gaari loo adeegsaday kaas oo la sheegay in uu ka qarxay suuqa gudihiisa.

- Advertisement -

Weli lama ogaan qasaaraha inta uu la egyahay iyo cida lala beegsay wixii kusoo dha warar keena kale Ayaan kusoo gudbin donaa.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts