HomeWararJohn Kerry oo Madaxda Kenya kala hadli doonaa Ammaanka Somalia.

John Kerry oo Madaxda Kenya kala hadli doonaa Ammaanka Somalia.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Maraykanka, John Kerry ayaa la filayaa inuu goor dambe oo maanta booqasho ku tago Caasimadda dalka Kenya ee Nairobi, wuxuuna la kulmi doonaa Dhigiisa dalka Kenya, Amina Mohamed iyo Madaxweyne Uhuru Kenyatta. John Kerry iyo Uhuru Kenyatta waxa u qorsheysan inay berrito oo Isniin ah Kulan Khaas ah ku yeeshaan Aqalka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Maraykanka, John Kerry ayaa la filayaa inuu goor dambe oo maanta booqasho ku tago Caasimadda dalka Kenya ee Nairobi, wuxuuna la kulmi doonaa Dhigiisa dalka Kenya, Amina Mohamed iyo Madaxweyne Uhuru Kenyatta.

John Kerry iyo Uhuru Kenyatta waxa u qorsheysan inay berrito oo Isniin ah Kulan Khaas ah ku yeeshaan Aqalka Dowladda (State House) ee magaalladda Nairobi, waxayna ka wada hadli doonaan Ammaanka Gobalka, Iskaashiga La-dagaalanka Kooxaha loogu yeero Argagixisadda, Ammaanka Somaalia, Hawlgalka AMISOM iyo Doorashadda Kenya ka dhici doonta sannadka soo socda.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Socdaalka uu John Kerry ku tagayo Kenya Waa Booqashadii Labaad ee uu ku tago dalkaasi,  tan iyo bishii May ee sanadkii la soo dhaafay ee 2015-kii.

Wuxuu kaloo isla xilligaasi  Booqasho Mar-la-arag ahayd ku yimid magaalladda Muqdisho, oo uu kula kulmay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Mas’uuliyiinta Taliska AMISOM.

© Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts