HomeBilan Media SomaliDUMARKA BOOLIS TARAAFIGGA AH EE MALAADDA MUQDISHO

DUMARKA BOOLIS TARAAFIGGA AH EE MALAADDA MUQDISHO

Date:

Related stories

Women in Somalia’s Police Force: Expanding Roles in Security and Recovery.

“Communities often show encouragement and support when they see women serving in the police. This has motivated many young women to consider joining the force.”

Somalia’s State Minister Responds to Trump’s Harsh Remarks in Diplomatic Rebuttal

“For some people, it has become very easy to use Somalia as an excuse or to hide their own failures. This narrative is not only false, but it is also an insult to our resilience and our sacrifice. We must show unity, protect our dignity, and prove to the world that we are not something to be used or manipulated at someone’s convenience.”

The Unmuted Mic: How a Newsroom of Women is Rewriting Somalia’s Story

Take the global 16 Days of Activism against Gender-Based Violence. Much of the world covers it through numbers and headlines. At Bilan, we go further. We ask: What does justice look like for a woman whose nearest court is days away? How does a “women empowerment” program fail when she cannot even travel safely to the market? Who are the unsung community leaders—women and men—quietly mediating disputes to prevent violence before it starts? These layers only emerge when the journalist understands the culture, the sensitivities, and the stakes.

Dhaqan ahaan bulshada Soomaalidda wax jira  shaqooyinka qaar aysan dumarka qaban karin, balse waxaa jira dumar badan oo ka ka gudbaya caqabadaas. Kuwaas oo ay ugu horeeyaan dumarka ka tirsan ciidanka booliska gaar ahaan kuwa taraafikada, oo waayadii dambe si xoogan ugu soo biirayay. Samiira Cabdullahi Xuseen oo ah labaatan iyo shan jir ka tirsan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dhaqan ahaan bulshada Soomaalidda wax jira  shaqooyinka qaar aysan dumarka qaban karin, balse waxaa jira dumar badan oo ka ka gudbaya caqabadaas. Kuwaas oo ay ugu horeeyaan dumarka ka tirsan ciidanka booliska gaar ahaan kuwa taraafikada, oo waayadii dambe si xoogan ugu soo biirayay.

Samiira Cabdullahi Xuseen oo ah labaatan iyo shan jir ka tirsan ciidanka Taraafikada ayaa tiri; “waxaa igu dhiiragaliyey shaqadan xaaladaha ay ku sugan yihiin waddooyinka magaaladda Muqdisho, dadweynahu waxa ay u baahan yihiin in wadooyinka la dhaafiyo, gaar ahaan dumarka.”

- Advertisement -

Waxaa muuqata in haweenku si firfircoon uga qayb qaadanayaan illaalinta iyo nidaaminta waddooyinka, iyga oo ka shaqeynaya jidadka magaaladda si ay u xakameeyan gaadiidka una hubiyaan ammaanka bulshada. Gabdha taraafikada ah ayaa muujinaya xirfad iyo karti iyga oo ka shaqeynaya sidii loo heli lahaa magaalo  nidaamsan.

Taliyaha Ciidanka Booliska Taraafikada Saciid Baryare ayaa yiri; “dowladu waxa ay ku dedaalaysa in gabdhaha la siiyo 30%, laakiin gabdhaha booliska tarafaakida ku jiraa way ka badan yihiin 30% tiro ahaan.”

Saciid Baryare oo hadalka sii wadday ayaa dhanka kale sheegay; “ gabdudhu dhanka wax qabadka waa ay ka fiican yihiin ragga ay shaqo wadaagta yihiin ,shaqooyinka loo diro ma dayacaan, saacadaha shaqada oo dhan  waxa aad arakaysa iyaga oo shaqo ku mashquulsan oo jidadka kala haggaya.”

Shaqooyinka xakameynta waddooyinka iyo illaalinta amniga ay taraafikada qabtaan  ayaa muhiim u ah koritaanka magaalooyinka. Haweenka ciidanka ayaa si dhab ah u xaqiijiyay in ay  qayb  ka noqdaan hormarka dalka ka socda.

Hibaaq Maxamed Faarax oo ka mid shacabka magaaladda Muqdisho ku nool ayaa ayaa tiri; “dumarka Booliska Taraafikada waxa ay dhiirigelin u yihiin  guud ahaan haweenka Soomaaliyeed in ay ka shaqeeyaan illaalinta nidaamka iyo bulshada.”

- Advertisement -

In kasta oo dhaqanka iyo bulshada qaarkeed ay diido kala kulmaan dumarka ka tirsan ciidanka booliska gaar ahaan qeybta taraafikada haddana waxa jira bulshada qaybo ka mid ah oo soo dhaweeyay shaqada haweenkan.

Mukhtaar Macallin oo ah soddon iyo seddex sanno jir ah, ka na mid ah bajaajlayda magaaladda ayaa yiri; “gabdhaha taraafikada aad bay u wanaagsan yihiin shaqo ahaan, waxa ay illaaliyaan nidaamka waddooyinka, waxa ay  xakameeyan jaamka gaadiidka.’

Dhaka kale Taliya Ciidanka Taraafikada Saciid Baryre, ayaa ka hadlay caqabadaha heysta gabdhahan wuxuuna yiri; “caqabadahu waa ay badan yihiin, oo waxa laga yaaba in ay joojiso wadayaasha gaadiidka, waxaa laga yaabaa in uu san u istaaginba, ama uu gaariga ku dhufto. Qaarkood ayaaba ku dhaha gabar ayaad ba tahaye maxaa ku keenay waddada, ama uu af lagaadeeyaba. Si aan wax uga beddelno arrimahan isgoys walba waxaan geynay gabdho si ay dadku ula qabsadaan”.

 

Sahra Ahmed, Bilan Media

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts