HomeBilan Media SomaliDoorka Haweenka Iyo Nabadda.

Doorka Haweenka Iyo Nabadda.

Date:

Related stories

Women in Somalia’s Police Force: Expanding Roles in Security and Recovery.

“Communities often show encouragement and support when they see women serving in the police. This has motivated many young women to consider joining the force.”

Somalia’s State Minister Responds to Trump’s Harsh Remarks in Diplomatic Rebuttal

“For some people, it has become very easy to use Somalia as an excuse or to hide their own failures. This narrative is not only false, but it is also an insult to our resilience and our sacrifice. We must show unity, protect our dignity, and prove to the world that we are not something to be used or manipulated at someone’s convenience.”

The Unmuted Mic: How a Newsroom of Women is Rewriting Somalia’s Story

Take the global 16 Days of Activism against Gender-Based Violence. Much of the world covers it through numbers and headlines. At Bilan, we go further. We ask: What does justice look like for a woman whose nearest court is days away? How does a “women empowerment” program fail when she cannot even travel safely to the market? Who are the unsung community leaders—women and men—quietly mediating disputes to prevent violence before it starts? These layers only emerge when the journalist understands the culture, the sensitivities, and the stakes.

Kulankan oo ay isku yimaadeen haweenka Maamul Gobboleedyada dalka iyo haldoorka haweenka Soomaaliyeed ayaa looga hadlayay sidii haweenku uga muuqan lahaayeen nabadaynta, siyaasadda iyo dib u dhiska dalka. Qaar ka mid ah dumarka ka soo qeyb galay madasha ayaa sheegay muhiimada shirarka noocaan oo kale ah u leeyihiin, haweenka Soomaaliyeed. Waxa ay u sahlayaan in […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kulankan oo ay isku yimaadeen haweenka Maamul Gobboleedyada dalka iyo haldoorka haweenka Soomaaliyeed ayaa looga hadlayay sidii haweenku uga muuqan lahaayeen nabadaynta, siyaasadda iyo dib u dhiska dalka. Qaar ka mid ah dumarka ka soo qeyb galay madasha ayaa sheegay muhiimada shirarka noocaan oo kale ah u leeyihiin, haweenka Soomaaliyeed. Waxa ay u sahlayaan in ay qarnaqsadaan, isla wadaagan arragtiyo iyo waxyaabaha loo baahanyahay in kor loo qaado ama wax laga beddelo.

Guddoomiye Ku Xigeenka Ururka Haweenka Soomaaliyeed, Marwo Warsan Xasan Xagar ayaa shirka ka sheegtay muhiimadda ka qeybgalka siyaasadda dalka.

“Waa in aynu fariisano miiska wadad hadalka. Waa in aan dumarka haldoor inoo ah ku garab istaagno sidii ay wax ula qaybsan lahayeen ragga, qaybna uga noqan lahayeen hogaanka dalka.”

- Advertisement -

Ruqiyo Maxamed Axmed, oo ka mid aheyd haweenkii ka soo qeybgalay ayaa tiri;

“haddii gabadh walba ilmaheeda ku barbaariso caddaalada iyo wax wadda qaybsiga, wax badan ayay bulshada ka beddelaysa. Waxa maanta dhibaatada nagu haya waa kii aan dhalnay iyo kii aan u dhaxnay, si aan u beddelno hab fikirkoda waa in aan aqalka ka soo bilowno.”

Guddoomiyaha Ururka Haweenka Jubaland marwo Faadumo Aadan Kateela, oo ka hadashay muhiimadda is taageerida gabdhaha ayaa tiri;

“gabdhahu waxa ay u baahan yihiin, in kor loo soo qaado oo aqoontooda la dhiso. Si aqoontooda loo dhiso waxa ay u baahan yihiin in loo sameeyo aqoon is waydaarsiyo iyo dhaqaale sidii ay haweenka kale aqoon u gaadhsiiyaan.”

Dhanka kale agaasimaha guud ee Elman Peace, Fartuun Cabdisalaan Aadan oo shirkan hogaaminaysay ayaa ku baaqday in haweenku ay qeyb ka noqdaan ololaha nabadaynta dalka.

“Waxa aad arkaysaa haweenka dareenka ay u qabaan in Soomaaliya ay nabad noqoto wax walba u huri lahaa. Dumarku haddii ay isku yimaadan oo ay nabad dhiska ka qayb qaataan dhibka maanta jira ayaa laga bixi lahaa, sababto ah haddii ay nabad timaado hooyadaa ku faa’iidaysa, wixii dhib dhacaa  iyadu ku dhacaa haddii aad tagto isbitaalada iyo meel walba waxa dhibaataysan waa hooyo.”

- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka, Bashiir Maxamed Jaamac Goobe oo kulankan ka soo qeyb galay ayaa dhankiisa wuxu sheegay in dhankiisa iyo ka wasaarad ahaan ba ay diyaar u yihiin sidii haweenka Soomaaliyeed ay qeyb ugu noqon lahaayeen dib u dhiska dalka iyo siyaasadda.

“Wasaaradda Arrimaha Qoyska iyo Xuquuqul Insaanku, waxa ay diyaar u tahay idinkuna garab taagan tahay howlaha adag ee dib u dhiska dalka, amniga, xasilinta iyo arrimaha bulshada. Ka wasiir ahaan waan idinku garab taaganahay sidii aan idinla shaqaynlahaa.”

Naima Said Salah, Bilan media

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts