HomeBilan Media Somali1XBET: Halis ku wajahan qoysaska Soomaaliyeed

1XBET: Halis ku wajahan qoysaska Soomaaliyeed

Date:

Related stories

Women in Somalia’s Police Force: Expanding Roles in Security and Recovery.

“Communities often show encouragement and support when they see women serving in the police. This has motivated many young women to consider joining the force.”

Somalia’s State Minister Responds to Trump’s Harsh Remarks in Diplomatic Rebuttal

“For some people, it has become very easy to use Somalia as an excuse or to hide their own failures. This narrative is not only false, but it is also an insult to our resilience and our sacrifice. We must show unity, protect our dignity, and prove to the world that we are not something to be used or manipulated at someone’s convenience.”

The Unmuted Mic: How a Newsroom of Women is Rewriting Somalia’s Story

Take the global 16 Days of Activism against Gender-Based Violence. Much of the world covers it through numbers and headlines. At Bilan, we go further. We ask: What does justice look like for a woman whose nearest court is days away? How does a “women empowerment” program fail when she cannot even travel safely to the market? Who are the unsung community leaders—women and men—quietly mediating disputes to prevent violence before it starts? These layers only emerge when the journalist understands the culture, the sensitivities, and the stakes.

Duleedka Muqdishu, xeryaha barakaca Weydow, qoysaska ku nool waxey la daalaadhacayaannoloashada reerahooda. Kaakow cunto yarada iyo hooy xumada haysata waxaa u dheer dhibaatokale Cabdi Maxamed waa aabe oo haysta lix caruur ah, waxa uu muddo seddax sano ah ayuu gudajiraa ciyaarista game:ka hab online ka ah loo dheelo 1XBET. tani waxey si taban u sameysaynoloshiisa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Duleedka Muqdishu, xeryaha barakaca Weydow, qoysaska ku nool waxey la daalaadhacayaannoloashada reerahooda. Kaakow cunto yarada iyo hooy xumada haysata waxaa u dheer dhibaatokale

Cabdi Maxamed waa aabe oo haysta lix caruur ah, waxa uu muddo seddax sano ah ayuu gudajiraa ciyaarista game:ka hab online ka ah loo dheelo 1XBET. tani waxey si taban u sameysaynoloshiisa qoyskiisa.

“Markii iigu darneyd, waxaan dhigtay $10-kii ee aan soo shaqeystay maalintaasi, wuu iga cunay. Wiil ayaan $40 ka qaatay waan ku shubay mobilekii ayaana ku dhintay. Hadda haddii aan helomobile waan sii ciyaari doonaa” ayuu yiri Cabdi Maxamed.

- Advertisement -

Falastin Cartan Cali, oo ah hooya haysata lix caruur ah, qoyskeedu waxa uu qarka u saran yahayinuu burburo, sabab la xiriirta seygeeda oo dheela 1XBET.

“Saamey weyn ayey igu yeelatay, lacagtii aan aniga iyo ilmihii u baahanahay ayu uku dheelayaaone exbeat. Waxaa ii jooga wiil qaba tuberculosis (TB), daawada uu qaadanayo gabar dariska ah ayaa iigu iibisay oo ma haysto lacag aan ugu iibiyo”ayey tiri Falastiin.

1XBET ma ciyaaraan oo kaliya dadka shaqeysta, ee xittaa waxaa jira dhallinyaro aanan shaqohaynin oo dheela. taasi waxey dhibaato ka dhex abuurtaa caruurta iyo waalidiinta.

“Halka doolar ee uu helo maanta wuxuu ku dheelaa 1xbeat, suu u leeyahay lacagtii uu kaa cunaykasoo cesho ayuu habeenkii xilli danbe ku gaaraa-balwad ayey ka dhigteen dhallinyarada- markauu wayao lacag uu dhigto aniga ayuu isoo wacaa isaga oo raadinaya lacag” ayey tiri hooyoDaahiro Maxamed oo wiilkooda uu dheelo khamaarka.

Inkasta oo sannadkii 2023 dowladda Soomaaliya ay mamnuucday 1XBEAT, haddana weli waxauu soo jiidanayaa dhallinyaro badan, kuwaasi oo si maalinle ah u ciyaara. Si loo xaliyodhibaatooyinka ka dhasha game si online ka ah loo ciyaaro, Dr Shaafici Shariif oo ah cilmi baareayaa qaba in loo baahan in si adag loo xakameeya.

“Waxaa jira shirkado dhallinyarada u fududeeya dhigashada iyo la bixista lacagta, mana aha kuwa dhuunta ee si shaaca ah ayey adeegyadooda ugu xayeysiiyaan baraha bulshada, marka waain kaliya aanan la dhihin waa la mamnuucay ee ammarada lasoo saaray si adag loo dhaqangeliyaa, bulshadana laga wacyigeliyaa dhibaatadiisa.” ayuu ku taliyay Dr Shaafici Shariif.

- Advertisement -

Culumada qaar ayaa 1XBET-ka la meel dhiga qamaarka, kaasi oo diinta islaamka ay xaaraantimeysay, iyaga oo usoo daliisahanaya dhibaatada ka dhalata ciyaaristiisa oo mararkaqaar sababta in qofka nafsadiisa la waxyeeleeyo.

“1XBEAT waa khimaar, waxa uuna burburiyaa dhaqaalaha ummadda, sidaas daraateed Islaamkuwaa uu mamnuucay dheelista khamaarka, halkii doolar ee aad ka heshaana waa xaaraam” ayuuyiri Dr Shiek AbdiKarim Isse Ali, oo ah imaamka Masjidka Cali Jimcaale ee Mogadishu.

1XBET waa application khamaareed oo ay leedahay shirkad gaar loo leeyahay oo rukhsadganacsi ka heysata jaziiradda Curacoa ee hoos tagta boqortooyada Netherlands, balsefadhigeeduna yahay dalka Cyprus.

liban
libanhttps://www.radiodalsan.com/
Deputy-Editor and journalist with 3+ years of experience in digital media, political and investigative journalism, content production, and multimedia storytelling. Currently an Editor at Dalsan Media Group and Founder of Inkfluence Copywriting. Skilled in editorial management, copywriting, digital communications, photography, and videography. Fluent in Somali, English, and Swahili.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts