On the outskirts of Mogadishu, in the displacement camps of Weydow, families already battling food shortages and unsafe housing are now grappling with a new threat — one that is creeping into homes and draining what little they have left: online gambling through the 1XBET platform.
Fish consumption in Somalia is rising, especially in Mogadishu’s bustling markets. Despite growing supply and awareness, many households still avoid fish due to old habits, myths, and cultural taboos.
Dhinowdo, once a bustling coastal town home to over 3,000 families, is now facing a slow-moving natural disaster that is swallowing the community and its environment. Strong, shifting sand carried by harsh winds has overtaken homes, wells, schools, and even the town’s health center.
Dhaqankan ayaa sii xoogaystay sanadihii u dambeeyay, balse ka hor burburkii dalka, cunista kalluunka waxay ahayd arrin ay dad badani ka faani jireen.
Xilligii dowladdii...
Sannadkii 2022, kaamka barakacayaasha ee Hilaac Wanaag ee ku yaala garasbaleey duleedkaMugdishu , waxaa laga billaabay hindise ay dad barakacayaal ah ay si iskaa- wax-u-qabso ah ugumidoobeen si ay xal ugu helaan dhibaatooyin deegaan oo ay sanado badan la tacaalayeen. Ujeeddadu waxay ahayd mid cad: in la helo dhul rasmi ah oo qoys walba uu leeyahaymilkiyadiisa.
Iskashigan maaliyadeed oo loo yaqaano ayuuto waa nidaam dhaqameed dhaqaalaysi ah oo ka jirabulshada Soomaaliyeed. Waa nooc hanaan ay xubno ka mid ah bulshada ku midoobaan si ay lacag isugu darsadaan bil ahaan. Bishiiba, qof walba wuu bixiyaa cadad go’an, kadibna hal qofayaa helaya lacagtaas dhan. Wareegyo badan ka dib, qof walba ayaa helaya fursad uu lacagtaasku qaato. Waa nidaam lagu dhiso is-aamin, isla markaana ah qaab bulsheed lagu xalliyobaahiyaha maaliyadeed ee degdegga ah.
Qoysaskan oo ay soo sal kiciyeen colaadaha, abaaraha iyo qalalaasaha isbedelka cimilada ayaawaxa ay barakac ahaayeen muddo 7 sano iyo ka badan . Intooda badani waxay muddo dheer kusugnaayeen nolol ku-meelgaar ah, iyaga oo hadba meel u guuraya mar kasta oo laga rarodegaankooda.
Qoysaskan oo gaaraya 103, waxay si wadajir ah u garwaaqsadeen in mar walba oo ay meeldagaan la barakiciyo, maadaama dhulku uu leeyahay milkiile gaar ah. Waxaa la arkay in barakaca joogtada ah uu sababayo xasillooni darro nololeed, taas oo saamaysay caruurta, haweenka, iyo guud ahaan bulshada barakacayaasha ah.
Barakacayaashu maadaama aysan markii hore haysanin heshiis sharci ah oo ay ku sii joogaan, ayaa waxa ay horseedaysay in marar badan lagu wargeliyo in ay guuraan, xitaa iyadoo aysanjirin meel kale oo ay u guuraan. Xaaladaha qaar, waxay la kulmayeen xoog ama cadaadis, sida in cagaf-cagafyo lagu duminayo teendhooyinkooda ama boolis Khasab ku raraan, maadaama dadkiidhulka lahaa ay u baahdeen.
“Mar kasta oo aan dhul degno, dhowr bilood kadib ayaa naloo sheegayaa inaan ka guurno. Dhulka qof baa iska leh, naloomana oggola in aan halkaas sii joogno. Taasi waa sababta aan ugubaraarugnay in aan xal rasmi ah raadino, sidaas darted waxaan sameesanay ayuuto, waxaan kumideynay 103 qoys” ayuu Bilan Media u sheegay Maxamed Aweys oo ah hor-joogahakaamkaasi....