HomeBilan Media SomaliROOBABKII XOOGANAA EE MUQDISHO DA’AY IYO SAMEYNTA UU KU YEESHAYWADDOOYINKA

ROOBABKII XOOGANAA EE MUQDISHO DA’AY IYO SAMEYNTA UU KU YEESHAYWADDOOYINKA

Date:

Related stories

Women in Somalia’s Police Force: Expanding Roles in Security and Recovery.

“Communities often show encouragement and support when they see women serving in the police. This has motivated many young women to consider joining the force.”

Somalia’s State Minister Responds to Trump’s Harsh Remarks in Diplomatic Rebuttal

“For some people, it has become very easy to use Somalia as an excuse or to hide their own failures. This narrative is not only false, but it is also an insult to our resilience and our sacrifice. We must show unity, protect our dignity, and prove to the world that we are not something to be used or manipulated at someone’s convenience.”

The Unmuted Mic: How a Newsroom of Women is Rewriting Somalia’s Story

Take the global 16 Days of Activism against Gender-Based Violence. Much of the world covers it through numbers and headlines. At Bilan, we go further. We ask: What does justice look like for a woman whose nearest court is days away? How does a “women empowerment” program fail when she cannot even travel safely to the market? Who are the unsung community leaders—women and men—quietly mediating disputes to prevent violence before it starts? These layers only emerge when the journalist understands the culture, the sensitivities, and the stakes.

Magaaladda Muqdisho waxa ku da’ay roobab xooggan oo sameyn ballaaran ku yeeshay isku socodka dadka iyo gaadiidka. Roobkan oo da’ay saacadihii la soo dhaafay ayaa sababay burburka waddooyinmuhiim ah,waxa dumay guryo, sidoo kale waxa la sheegay in ay jirto. Dadka qaar ayaa ku xayirmay jidadka halka kuwa kalena ay ku khasbanaadeen in ay ku dhex […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaaladda Muqdisho waxa ku da’ay roobab xooggan oo sameyn ballaaran ku yeeshay isku socodka dadka iyo gaadiidka. Roobkan oo da’ay saacadihii la soo dhaafay ayaa sababay burburka waddooyinmuhiim ah,waxa dumay guryo, sidoo kale waxa la sheegay in ay jirto. Dadka qaar ayaa ku xayirmay jidadka halka kuwa kalena ay ku khasbanaadeen in ay ku dhex lugeeyaan daadadka waddooyinka socday.

Qar ka mid ah dadka ku nool Muqdisho ayaan weyddiinay sameeeynta uu ku yeeshay roobku iyo burburka waddooyinku. Maxamed Jamac oo ka mid ah bajaajlayda aya ka hadlay caqabadaaha ka heysto laamiyadda, daadka iyo jidadka uu roobku gooyay.

- Advertisement -

“Maanta dhiiqo meel an ka maarno ayaan weyney,  magaaladda meel kasta  biiyo ayaa socda, haddana sidaas oo ay tahay canshuur ayaa  nalaga qadaa habeen iyo maalin. Guryaha, dukaanada, bajajka dhammaan cashuur ayaa laga wadda qaada, haddana roobku marka uu da’o ma la shaqaysan karo.”

“Dadka jiidadka sameeynaaya ee qandarasaadda lagu siiyoo lama xakameeyo” Maxamed Jamac ayaa sidaas yiri.

Mahdi oo ka mid ah shacabka magaladaa Muqdisho ayaa ka hadlay lacagta bajajta  lagu raacayo in  qaalli noqotay..

- Advertisement -

“Waddoyiinka maanta aad ban ugu dhibaatoonay, waddoyinka qaar way xiirnayeen iyo kuwo ay goyeen biyuhu ayaa ay isugu jireen. Saaka  babuur caasi ah oo wadday hilib ayaa ku dhacay jidka Soobe, sidoo kale  lacagtii bajaajta lagu raacayay qaalli ayaa ay noqotay, meeshii halka doolar lagu tagaayey saddex ayaa ay ku dhahayaan. Dawladdu cashuur ayaa ay naga qaada, haddana uma jeedno wax lagu qabto.”

 

Fathi Hassan, Bilan Media 

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts