HomeBilan Media SomaliBUUG AF-SOOMAALI AH OO LOO QORAY DADKA MAQALKA NAAFADA KA AH.

BUUG AF-SOOMAALI AH OO LOO QORAY DADKA MAQALKA NAAFADA KA AH.

Date:

Related stories

Women in Somalia’s Police Force: Expanding Roles in Security and Recovery.

“Communities often show encouragement and support when they see women serving in the police. This has motivated many young women to consider joining the force.”

Somalia’s State Minister Responds to Trump’s Harsh Remarks in Diplomatic Rebuttal

“For some people, it has become very easy to use Somalia as an excuse or to hide their own failures. This narrative is not only false, but it is also an insult to our resilience and our sacrifice. We must show unity, protect our dignity, and prove to the world that we are not something to be used or manipulated at someone’s convenience.”

The Unmuted Mic: How a Newsroom of Women is Rewriting Somalia’s Story

Take the global 16 Days of Activism against Gender-Based Violence. Much of the world covers it through numbers and headlines. At Bilan, we go further. We ask: What does justice look like for a woman whose nearest court is days away? How does a “women empowerment” program fail when she cannot even travel safely to the market? Who are the unsung community leaders—women and men—quietly mediating disputes to prevent violence before it starts? These layers only emerge when the journalist understands the culture, the sensitivities, and the stakes.

Samiira Ducaale waa gabar Soomaaliyeed oo ku dhalatay kuna soo barbaartay dalka Ingiriiska (UK). Waxa ay ka mid tahay dadka baahiyaha gaarka ah qaba, waxa ay naafo ka tahay maqalka. Markii ay ku soo laabatay dalka, waxa ay si dhow uu la kulantay caqabadaha iyo baahiyaha ay la tacaalayaan ardayda maqalka naafada ka ah, kuwaas oo aan helin fursado waxbarasho oo la mid ah […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Samiira Ducaale waa gabar Soomaaliyeed oo ku dhalatay kuna soo barbaartay dalka Ingiriiska (UK). Waxa ay ka mid tahay dadka baahiyaha gaarka ah qaba, waxa ay naafo ka tahay maqalka. Markii ay ku soo laabatay dalka, waxa ay si dhow uu la kulantay caqabadaha iyo baahiyaha ay la tacaalayaan ardayda maqalka naafada ka ah, kuwaas oo aan helin fursado waxbarasho oo la mid ah kuwa ay helaan ardayda kale ee aan naafada ahayn.

Samiira waxa ay si qoto dheer u baadhay caqabadahaasi, iyada oo si gaar ah uga dam-qatay in waalidiinta Soomaaliyeed badankood aysan aaminsaneyn in carruurtooda maqalka naafada ka ah ay waxbaran karaan, taas oo sababtay in carruurtaasi lagu hayo guryaha, iyada oo fursad kasta oo waxbarasho ka xiran tahay.

- Advertisement -

 

Labo sanno iyo bar ka hor,Samiira waxay go’aansatay in ay ka hadasho caqabadaha haysta dadka maqalka ka naafada ah, waxayna bilowday olole ay ugu hiillinayso ardaydaas. Waxa ay diyaarisay buug si gaar ah loogu talo galay baridda afka Soomaaliga iyada oo la adeegsanayo farsamada suul-dhabbaleynta (sign language).

Samiira waxay sheegtay in ay buuggaas la wadaagtay Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya, si loogu daro manhajka rasmiga ah ee dalka.

- Advertisement -

“Waxaan u tegay Wasaaradda Waxbarashada, waxaanan u sharraxay fikraddayda iyo buuggan aan qoray iyo in loo baahan yahay in manhajka lagu darro.”

Iyada oo aan  helin taageero rasmi ah, haddana maanta Samiira waxay gacanta ku heysaa waxbaridda in ka badan afartan (40) arday oo maqalka naafo ka ah, kuwaas oo ay si bilaash ah waxa u barto. Waxay sheegtay in ay jiraan arday kale oo doonaya in ay waxbartaan, balse aysan awoodin in ay qabato, sababo la xiriira goobta waxbarasho oo aan ku filneyn iyo macallimiinta oo ku yar.

 

Sida ay noo sheegtay waxay jeebkeeda ka bixisaa mushaharka macallimiinta, kirada goobta waxbarashada, iyo qarashaadka gaadiidka ee ardayda guryahooda lagu geeyo.

Dhanka kale waxa ay sheegtay in buugga ay qortay xitaa qoysasku baran karaan si ay xidhiidh toos ah ula yeeshan ilmahooda maqalka naafada ka ah.

Samiira sido waxa waxa ay sheegtay in uu dhib weyn ka heyto isfahanka bulshada iyo la xiriirkooda.

“Dhibku wuxuu ka jiraa meel kasta oo bulshadu isugu timaaddo. Ma jiro turjubaan,waana muhiim in la helo qof fahmaya dadka maqalka naafada ka ah,  sida maxkamadaha, saldhigyada booliska, baarlamaanka, iyo qaybaha kale ee bulshada.”

Farhiya Muraad, Bilan Media

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts