HomeWararCiidamo AMISOM oo lagu weeraray Sh/Hoose

Ciidamo AMISOM oo lagu weeraray Sh/Hoose

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Degaanka Number 60 ee Gobolka Shabellaha Hoose ee soomaaliya, ayaa wararka ka imaanaya waxaa ay sheegayaa in Al Shabab ay ku weerareen ciidamo ka tirsan kuwa AMISOM. Ciidamada la sheegay in la weeraray ayaa la sheegayaa in ay ku siijeedeen Degaanka Ceel-wareegow ee isla Gobolka Shabellaha Hoose. Dadka deegaanka ayaa Radio Dalsan u sheegay in […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Degaanka Number 60 ee Gobolka Shabellaha Hoose ee soomaaliya, ayaa wararka ka imaanaya waxaa ay sheegayaa in Al Shabab ay ku weerareen ciidamo ka tirsan kuwa AMISOM.

Ciidamada la sheegay in la weeraray ayaa la sheegayaa in ay ku siijeedeen Degaanka Ceel-wareegow ee isla Gobolka Shabellaha Hoose.

- Advertisement -

Dadka deegaanka ayaa Radio Dalsan u sheegay in ay maqleen dagaal xoogan oo dhexmaray Al Shabab iyo AMISOM.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts