HomeWararFaafaahin: Howgallo xoogan oo ka socda Magaladda Garowe

Faafaahin: Howgallo xoogan oo ka socda Magaladda Garowe

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

  Ciidamada Ammaanka Puntland, ayaa maanta waxaa lasoo sheegayaa in ay ka wadaan howgallo xaafado kamid ah Magaalada Caasimadda Ee Garowe. Saraakiisha ammaanka ayaa sidoo kale lasoo sheegayaa in ay heegan buuxa ay ku jiraan, waxaana lagu arkayaa xaafadaha iyagoo hor boodaya ciidamada maamulkaasi. Dadka deegaanka waxaa ay soo sheegayaan in howgallada tan iyo xalay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

 

Ciidamada Ammaanka Puntland, ayaa maanta waxaa lasoo sheegayaa in ay ka wadaan howgallo xaafado kamid ah Magaalada Caasimadda Ee Garowe.

- Advertisement -

Saraakiisha ammaanka ayaa sidoo kale lasoo sheegayaa in ay heegan buuxa ay ku jiraan, waxaana lagu arkayaa xaafadaha iyagoo hor boodaya ciidamada maamulkaasi.

Dadka deegaanka waxaa ay soo sheegayaan in howgallada tan iyo xalay in ay ka socdaan magaaladda.

Wixii kusoo kordha halkaan kala soco

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts