HomeWararBanaanbax balaaran oo maanta ka dhacay degmada Hodan.

Banaanbax balaaran oo maanta ka dhacay degmada Hodan.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

  Boqolaal ruux oo dibadbax ku taageerayay Wasiiradda arimaha Gudaha ee Soomaaliya, ayaa maanta isugu soo baxay fagaaraha Tarbuunka ee Degmada Hodan. Dadka isugu yimid dibadbaxa Nabadeed ayaa waxaa ay Taageerayeen Go’aan Shalay ka soo baxay Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo ahaa in aan Dadka Degan Dhulka u dhexeeya Tarabuunka iyo Dugsigii Sare Banaadir, aan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

 

Boqolaal ruux oo dibadbax ku taageerayay Wasiiradda arimaha Gudaha ee Soomaaliya, ayaa maanta isugu soo baxay fagaaraha Tarbuunka ee Degmada Hodan.

- Advertisement -

Dadka isugu yimid dibadbaxa Nabadeed ayaa waxaa ay Taageerayeen Go’aan Shalay ka soo baxay Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo ahaa in aan Dadka Degan Dhulka u dhexeeya Tarabuunka iyo Dugsigii Sare Banaadir, aan laga rari Karin lama bur-burin Karin dhulkaasi, oo ku yaala degmadda Hodan ee Gobolka Banaadir.

Halaakn ka aqriso Go’aankii shalay kasoo baxay Wasaaradda arimaha Gudaha ee Soomaaliya.

Warqad

- Advertisement -

Halkaan ka Dhegeyso:

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts